Qorshahii dib u celintii Qaxootiga Britain ku sugan oo la hakiyay
Duullimaadyo la damacsanaa in lagu daad gureeyo qaxoonti Britain ku sugan ee horay loogu heshiiyay in la geeyo dalka Rwanda ayaa la baajiyay kabib...
duqaymo ka dhacay gobolka Donetsk oo sababay dhimasho iyo dhaawac.
Shan qof oo rayid ah ayaa lagu dilay 39 kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeymo ay ciidamada Ukraine ka geysteen gobolka Donetsk. Wararka ayaa intaa...
Ra’iisul wasaare Rooble oo qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudiga Carabiya u fadhiya Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudiga Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Muwalad oo ay...
Dadka Mareykanka oo doonaya in la adkeeyo sharciga hubka
Tobanaan kun oo mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay guud ahaan dalka Mareykanka si ay ugu baaqaan dowladda in la adkeeyo sharciga hubka, kadib...
Ciidamada Ukraine oo laga yaabo in ay ka baxaan magaalada Severodonetsk
Guddoomiyaha gobolka Lugansk ayaa maanta oo Arbaca ah sheegay in ciidamada Ukraine laga yaabo inay isaga baxaan magaalada istiraatiijiga ah ee Severodonetsk ee dhacda...
Shirweynaha 8-aad ee Madasha la-dagaalanka Musuqmaasuqa ee Afrika oo maalintii labaad galay
Waxaa maalintii labaad galay shirweynaha 8-aad ee Madasha La-dagaalanka Musuqmaasuqa ee Afrika iyo Hey’adaha Isku-dhafka ah ee (FIGE) kaas oo ka dhacaya caasimadda magaalada...
Dad ku waxyelloobay shil Tareen oo ka dhacay Iiraan
Telefeshinka ku hadla Afka Dowladda Iiraan ayaa sheegay in 10 qof ay dhinteen, ku dhawaad 50 kalena ay dhaawacyo soo gaareen kadib Shil Tareen...
Ganacsato Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa Allaha u Naxariistee waxaa ay xalay Gudaha wadanka Koonfur Afrika ku dileen laba Dhalinyaro Soomaali ah, kuwaas oo...
Qaramada Midoobay oo shaacisay tirada dadka ka barakacay Abaaraha kajira Soomaaliya
Qoraal uu soo saaray Adam Abdelmoula oo ah xiriiraya hawlaha bini’aadanimo ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ayaa sheegay in Soomaaliya ay qarka u...
Muwaaddin Soomaaliyed oo lagu dilay Koofur Afrika
Magaalada Cape Town ee dalka koofur Afrika ayaa xalay lagu dilay Allaha u naxariistee Marxuum Cali Maxamed Xasan oo ku magac dheeraa (Balaakii), ka...










