Wararka Dibadda

Waa maxay sababta Mareykanka looga mamnuucay Madaxda sare ee dalka Nicaragua?

0
Madaxweyne Joe Biden ayaa Talaadadii shalay ka mamnuucay madaxda sare ee dowladda Nicaragua inay soo galaan Mareykanka, tallaabadan uu qaaday Biden ayaa waxay jawaab...

Dagaalo ka socda koonfurta Ma’rib ee dalka Yeman

0
Jiida koonfureed ee Ma’rib ayaa la sheegayaa maanta oo Arbaco ah in ay ka dhaceen dagaallo aad u qaraar, sida ay ku soo warramayaan...

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka oo booqanaaya dalal ay Kenya ku jirto

0
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Anthony Blinken, ayaa lagu wada inuu booqdo dhowr dal oo Afrikaan ah. Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa bayaan ay soo...

Dad mudaaharadayaal ah oo lagu dilay Suudaan 2 Saacadood ka hor

0
Dad Goob joogayaal  ah iyo kooxaha gurmadka degdega ah ayaa sheegay in 5 qof oo ka mid ah dadka mudaaharaadayaasha ah  la dilay,  iyada...

Isbaheysiga Yeman oo sheegay in ku dhawad 200 oo ka mid ah Xuutiyiinta lagu...

0
Isbaheysiga Taageera Ciidamada Dowladda Yeman ayaa ku dhawaaqay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay fuliyeen 42 weerar oo lagu bartilmaalmeedsanayay Maleeshiyadka Xuutiyiinta ee...

Myanmar :suxufi Maraykan ah oo lagu xukumay 11 sano

0
Maxkamad ku taal dalka Mayanmaar ee ay maamulaan ciidamada ayaa xabsi gaaraya 11-sano oo xarig ah ku xukuntay suxufi u dhashay dalka Mareykanka oo...

Dowladaha Caalamka oo si taxadar leh u soo dhaweeyay heshiiska cimillada ee Mareykanka iyo...

0
Dadka u Dhaqdhaqaaqa isbadalka cimilada iyo siyaasiyiinta ayaa si taxadar leh u soo dhaweeyay heshiiska lama filaanka ah ee Mareykanka iyo Shiinaha ay ku...

Turkiga ayaa maanta oo Arbaco ah laga xusay sanadguuradii 83-aad ee ka soo...

0
Dalka Turkiga ayaa maanta oo Arbaca ah waxaa laga xusay sanadguuradii 83-aad ee ka soo wareegatay markii uu geeriyooday Mustafa Kemal Ataturk oo ahaa...

Kamala Harris oo ka degtay dalka Faransiiska.

0
Madaxweyne kuxigeenka dalka Maraykanka ayaa safar booqasho ku gaartay dalka Faransiiska, Harris waxa ay afarta maalmood ee soo socda ku sugnaan doontaa Paris, waxayna...

Soomaaliya oo ka qeyb galaysa shir looga hadlayo xaaladaha Ethiopia iyo Suudaan

0
Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay dhawaan ka qeyb gasho shir looga hadlayo xaaladaha ka aloosan Ethiopia iyo Sudan oo ka dhacaya...