Ra’iisul wasaaraha dalka lubnaan oo dalalka carabta ugu baaqay in ay taageero u fidiyaan...
Ra’iisul wasaaraha dalka Lubnaan Najib Mikati ayaa ugu baaqay dalalka Carabta in ay taageero u fidiyaan dalkiisa oo ay ka jirto dhaqaale xumo baahsan.
Mikati...
Mudaharaadyo ka dhacay dalka sudan
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Mudaaharaadyo xiriir ah ayaa ka dhacay dalka Suudaan kuwaas oo lagu dalbanayo in la baddelo awoodda milateri ee sannadkii hore xukunka la wareegtay...
Dhul gariir xooggan oo ka dhacay dalka Iran ayaa sababay dhimashada saddex qof iyo...
Dhul gariir xooggan oo ka dhacay dalka Iran ayaa sababay dhimashada saddex qof iyo 12 dhaawac ah,Dhulgariirkan ayaa ka dhacay Gobolka Hormozgan ee dalka...
Xoghayaha Guud ee NATO: Ruushka ayaa khatar toos ah nagu haya
Iyadoo uu maalintii labaad socdo shirwayne ay isku yimadeen Waddamada ku bahoobay NATO, ayuu Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg sheegay in Ruushka uu...
Ciidamada Israa’iil oo markale maanta weerar ku qaaday magaalada Jeniin
Weerar ay maanta oo Arbaca ah ku qadeen Ciidamada Israa’iil, magaalada Jeniin ayay ku toogteen muwaaddin Falastiini ah oo halkaasi ku suganaa.
Wissaam Bakar, oo...
Mareykanka: meydadka 46-ruux oo laga helay gaari xamuul ah
Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn
Ugu yaraan 46 qof ayaa meydadkooda laga helay gaari xamuul ah oo looga tagay duleedka magaalada San Antonio ee gobolka Texas.
Sarkaal u hadlay dabdamiska...
Boqorka Jordan oo taageeray in bariga dhexe laga abuuro isbaheysiga NATO
Boqorka Jordan Boqor Cabdallaha Labaad, ayaa sheegay in dalkiisa uu ka mid noqon doono dalalka ugu horreeya ee taageeraya in bariga dhexe laga abuuro...
QM oo war ka soo saartay abaaraha Soomaaliya ka jira
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa sheegtay Jimcihii in ay raadinayso 993.3 milyan oo doolarka Maraykanka ah si ay u bixiso gargaar naf-badbaadin...
Madaxweynaha Turkiga iyo Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga oo ka wada hadlay marxaladda cusub ee iskaashiga...
Madaxweynaha Turkiga iyo Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga ayaa ka wada hadlay marxaladda cusub ee iskaashiga xiriirka labada dal, sida siyaasadda, dhaqaalaha, ciidamada, amniga, iyo xiriirka...
QM oo War kasoo saartay Abaaraha kajira qeybo kamid ah Sooomaaliya
Warbixin uu soo saaray isku duwaha arrimaha bini’aadantinimada Qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Adam Abdelmoula ayuu ku baaqay in si deg deg ah loo...










