Wararka Dibadda

Qaramada Midoobay“waxaan u baahanahay hal bilyan oo lagu taakuleeyo Soomaaliya”

0
Madaxa bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay, Martin Griffiths, ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay si degdeg ah gargaar u gaarsiiyaan dadka Soomaaliyeed. Martin Griffiths oo la...

Golaha Guud ee QM oo shir deg-deg ah ka yeelanaya xaalada Ukraine

0
Waxaa lagu wadaa in Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ay 10-ka Bishaan shir deg deg ah ka yeeshaan xaaladaa kajira dalka ukraine iyo qabshadii...

Hawlgalka ECOWAS oo la kulmay hogaamiyihii dhawaan afgambiga ka sameeyay Burkina Faso

0
Wafdi ka socday Urur Galbeedka ECOWAS, ayaa la kulmay hogaamiyaha cusub ee todobaadkii hore afganbiga ku qabsaday xukunka Burkina Faso, Ibrahim Traore, xilli mudaaharaadyo...

Wasiirada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya iyo Itoobiya oo kulmay

0
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa kulan la qaadatay dhigeeda Dalka Itoobiya, Marwo Dagmawit Moges. Wasiirka ayaa...

UK oo boggaadisay horumarrada Soomaaliya ee Duulista Hawada

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa la kulantay agaasimaha Guud ee hay’adda Duulista Rayidka ee Dalka...

Indoniisiya ciyaar kubadda cagta oo sababtay dhimashada 129 qof

0
Wararka laga helayo Dalka Indoniisiya ayaa sheegaya in ay dhinteen 129 qof tiro ka badan 210 na dhaawacmeen ka dib markii rabshado ka dhaceen...

Hindiya oo hub ka iibineysa dalka Armenia

0
Hindiya ayaa dooneysa inay dalka Armenia ka iibiso hub qiiamhiisa lagu sheegay Rs 2000 Crore (oo u dhiganta ku dhawaad $244 oo milyan oo...

Soomaaliya iyo Maraykanka oo kala saxiixday heshiis dhaqaale

0
Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday 86.7 Milyan USD oo lagu Horumarinayo Dimuqraadiyadda , Maaamulka, Xasilinta iyo Adkeysiga oo muhiimad gaar ah u...

Xukuumadda Hindiya oo mamnuucday Ururada Islaamiga ah

0
Xukuumadda Hindiya ayaa maanta oo Arbaca ah ku dhawaaqay in dalkaas laga mamnuucay dhaqdhaqaaqa People’s Front of India (PFI) iyo Ururrada Islaamiga ah ee...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBA-BAXAY DALKA ITOOBIYA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ugu ambaba-baxay dalka aan dariska nahay ee Itoobiya, taas oo dhammeystir u...