Wararka Dibadda

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal tacsi ah u diray dhigiisa dalka Turkiga

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan iyo Xukuumadda dalkaas u diray dhambaal tacsi ah...

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galaya shirka TanaForum

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa dalka Itoobiya kaga qeyb galaya shirka TanaForum, kaas oo inta uu socdo diirada lagu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo Kulan la qaatay Jaaliyada Soomaaliyed ee dalka Nethetland

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka BJFS, islamaarkaana ku sugan...

Tahriibayaal ku geeriyooday xeebaha Gariigga

0
Ciidamada Ilaalada xeebaha Giriiga ayaa sheegay in saacadahii la soo dhaafay ay heleen maydad cusub, ka dib markii laba doomood ay todobaadkii hore ku...

Wasiirka Maaliyadda Soomaamiya oo ka qeyb galay Shirka Maaliyadda dalalka Afrika

0
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Dr. Elmi M. Nur ayaa ka qeyb galay shirka wadatashiga ee (IMF Afrika Group 1) oo ah shir ay ka...

Guddoomiye Sheekh Aadan oo lagu soo dhaweeyay xarunta Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo weli ku guda jira booqashadiisa magaalada The Hague ee dalka...

Dowladda Ingiriiska oo sheegtay inay 55 Milyan oo dollar ku caawineyso Soomaaliya

0
Xoghayaha arimaha dibada Ingiriiska, James Cleverly ayaa sheegay in dalkiisa uu sanadkan bixinayo in ka badan $55 million dollar oo gargaar ah, si dadka...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo la kulmay guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Turkiga+Sawirro

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS, Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga kula kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Turkiga, Mudane Mustafa Sentop, iyagoo...

Wasiirka Maaliyadda oo magaalada Washington DC uga qeybgalaya shirka sanadlaha ah ee hay’adda IMF...

0
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi M. Nur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka ee uu toddobaadkaan ka furmayo...

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia oo sheegay in ay soo saarayaan Qamandi ku filan

0
Ra’iisul wasaaraha Ethiopia iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku jooga Deegaanka Tulli Guuleed oo ah dhul Beereed laga beero Qamandiga, Tulli Guuleed ayaa...