Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo kulan la qaatay danjiraha dowladda Venezuela u fadhiya Kenya
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan ee Dowladda Kenya mudane Maxamuud Axmed Nuur ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha dowladda Venezuela u fadhiya Kenya...
RW Rooble oo hey’adaha samafalka dowladda Imaaraadka kala hadlay sidii loogu gurman lahaa dadka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi, kula kulmay Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta iyo Hay’adaha samafalka...
Jaamacadaha Afghanistan oo dib loo furay iyo dumarka oo ka tegaya fasaladooda
Qaar ka mid ah Jaamacadaha dalka Afghanistan ayaa la furay maanta oo Arbaco ah, waana markii ugu horreysay tan iyo markii Daaliban ay la...
Wasiirka arrimaha dibadda JFS oo ka qeyb galay Xafladda Furitaanka Shirweynaha golaha fulinta Midowga...
Wasiirka arrimaha dibadda JFS Mudane Cabdi saciid Muuse Cali iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia uga qeyb galay Xafladda Furitaanka...
Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo maanta lagu qabanayo Muqdisho & Garoowe
Guddiyada hirgelinta doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntland iyo Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay Magaalooyinka Muqdisho & Garoowe ku kala...
Ra’iisul wasaaraha Lubnaan oo booqanaya Turkiga
Ra’iisul wasaaraha dalka Lubnaan Najib Mikati ayaa booqasho rasmi ah ku tagi doona dalka Turkiga sida ay sheegtay agaasinka isgaarsiinta ee dalkaasi.
Booqashadan ayaa imaanaysa...
Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos, oo ka qayb galaya Shirka Wadatashiga Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka...
Wasiirada arrimaha dibadda Faransiiska iyo Jarmalka oo safar ku tagaya caasimadda Ukraine
Bayaan ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Faransiiska ayaa lagu sheegay in Jean-Yves Le Drian iyo dhiggiisa Jarmalka Annalena Baerbock ay booqan doonaan caasimadda...
Bekir Bozdağ oo loo magacaabay wasiirka cadaaladda dalka Turkiga
Madaxa Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka ee dalka Turkiga Bekir Bozdağ, ayaa loo magacaabay Wasiirka cusub ee Cadaaladda dalka Turkiga, ka dib markii Abdülhamit Gül...
Mareykanka oo ku dhawaaqay inuu joojinaayo lacagahii uu siin jiray Milatariga Masar
Sida laga soo xigtay Saraakiisha wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, maamulka madaxweyne Joe Biden ayaa doonayo in uu Masar ka joojiyo lacagahii gargaarka Milatari ee...