Israa’iil oo duqeysay koofurta caasimadda Dimishiq
Ciidamada Yuhuuda ayaa dhowr gantaal oo dhulka laga hago ku tuuray koonfurta Dimishiq ee caasimadda Suuriya, kuwaasoo lala beegsaday goobo muhiim ah halkaasi ku...
Qaramada midoobay oo sheegtay inay ka walaacsantahay xiisada Ukaine oo sii kordhaysa
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si gooni gooni ah ula hadlay wasiiradda arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey Lavrov iyo wasiirka arrimaha...
Shaqaale ka tirsan Q.M oo lagu afduubtay Yeman
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay, in shan ka mid ah shaqaalaheeda lagu afduubtay koofurta Yeman, xilli ay kusii jeedeen magaalada Caden.
Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay...
Maraykanka iyo xulafadiisa oo Muwadiniintooda ugu baaqay inay ka soo baxaan Ukraine
Maraykanka iyo xulafadiisa ayaa ku booriyey muwaadiniintooda inay degdeg kaga baxaan dalka Ukrain si ay uga fogaadaan duulaanka Ruushka, oo ay ku jiraan weerar...
Maraykanka oo Ciidamadii ugu horreeyay xoojinaya Naato geeyay bariga Yurub
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa amray ku dhawaad 3,000 oo askari oo dheeri ah in la geeyo waddamada Poland iyo Romania si ay u...
Midowga Yurub oo cunaqabatayn ku soo rogay shan hoggaamiye oo ka tirsan milatariga Mali
Midowga Yurub ayaa sheegay in ay xayiraad dhanka socdaalka ah iyo mid dhanka hantida ah ku soo rogeen shan sarkaal oo ka tirsan Milatariga...
Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo maanta ka furmaya Addis Ababa
Qaar ka tmid ah madaxda dalalka Afrika ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Ethiopia, halkaasi oo maanta uu ka furmayo shir madaxeed...
Saraakiisha Mareykanka oo faahfaahiyey xogta weerarkii lagu dilay madaxii ISIL
Saraakiisha Maraykanka ayaa sheegay in hogaamiyihii ISIL (ISIS) Abu Ibrahim Al-Hashimi Al-Qurayshi ee lagu dilay weerar uu Maraykanku ku qaaday Dalka Suuriya uu ku...
Isku day inqilaab oo dad ku dhintay ayaa ka dhacay dalka Guinea-Bissau
Madaxweynaha dalka dalka Guinea-Bissau, Umaro Sissoco ayaa ka badbaaday isku day inqilaab oo ay isku dayeen saraakiil ka tirsan ciidanka, Madaxweynaha oo la hadlay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qayb galay Kalfadhiga 40-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Arbaco ahayd magaalada Addis Ababa kaga qayb galay furitaanka Kalfadhiga 40-aad...