Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay shirka isbedelka cimilada iyo sugnaanta cunnada
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay kulan uu soo agaasimay Bangiga adduunka oo looga hadlayay...
Ra’iisul Wasaare Xamza oo booqday xarunta isgaarsiinta ee Jabuuti.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta booqday...
Ilhaan Cumar oo markii saddexaad ku guulaysatay doorashada Congress-ka Mareykanka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ilhan Cumar ayaa markii saddexaad loo doortay kuriga degmada shanaad ee gobolka Minnesota ee Congress-ka Mareykanka, kadib markii ay ka adkaatay Cicely Davis...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA ISBEDDELKA CIMILADA ADDUUNKA EE MASAR
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee isbeddelka Cimilada Adduunka (COP27) oo ka socda...
Biden oo ka digay in la carqaladeeyo doorashada xilliga dhexe ee 8 November
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa uga digay musharrixiinta diida in laga guulaysto doorashada xilliga dhexe ee toddobaadka soo socda ay qaranka u horseedi...
Golaha Ammaanka ee QM oo si adag u cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa waxay sida ugu adag u cambaareeyeen falkii ay Al-Shabaab ka geysatay magaalada Muqdisho, 29-kii Oktoobar 2022.
Waxa ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalay Furitaanka Shir-Madaxeedka Jaamacadda Carabta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka meertada 31-aad ee Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Aljeris...
Kuuriyada Koonfureed oo markale ku edeeysay Kuuriyada Waqooyi inay Gantaallo ku soo ridday
Milatariga Kuuriyada Koonfureed, ayaa sheegay in subaxnimadii hore ee maanta, Kuuriyada Waqooyi ay dhowr Gantaal oo nooca ballistic-ga ah ku ridday Xeebaha bari ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaramada midoobay kala hadlay la dagaalanka argagixisada iyo gargaarka bani’aadannimada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Al-jeeriya uga qeyb galaya Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ayaa halkaas kulan kula qaatay...









