Wararka Dibadda

Madaxweynaha Shiinaha oo sheegay inuu nabadda kala shaqeynaayo Kuuriyada Waqooyi:

0
Madaxweynaha Dalka Shiinaha Xi Jinping ayaa u sheegay madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un in Beijing ay diyaar u tahay in Pyongyang ay kala...

Qaraxyo ka dhacay Qudus oo dhaliyay dhimasho iyo dhaawacyo

0
Hal qof ayaa dhintay,12 kalana waxaa soo gaaray  dhaawacyo, kadib kolkii qaraxyo isxig-xigay ay ka dhaceen laba goobood oo  laga raaco basaska oo ku...

Madaxweynaha Kazakhstan oo ku guulaystay doorashada madaxtinimada ee ka dhacday dalkaas

0
Madaxweynaha xilka haya ee Kazakhstan Kassym-Jomart Tokayev ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee dhacday Axadii, isagoo helay 81.31% codadkii la dhiibtay, guddoomiyaha guddiga doorashada dhexe...

Koobka Adduunka ee 2022 oo maanta ka furmaya dalka Qadar

0
Waxaa maanta oo ay taariikhda ku beegan tahay 20/11/2022, magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qadar si rasmi ah uga furmi doona koobka Adduunka oo...

Ukraine:mowjado gantaallo ah oo ruxay Odesa, Dnipro iyo Kyiv

0
Qaraxyo dhowr ah ayaa ruxay qaybo badan kamid ah Dalka Ikrine,gaar ahaan deegaanada dhaca  koonfurta ee Odesa, caasimadda Kyiv, iyo magaalada Dnipro. Kooxaha Dab-damiska ah...

wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada oo Liisanka shaqada kala laabatay shirkadaha dibedda u dhoofiya...

0
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saartay ku cadaysay in la madnuucay in dalka dibeddiisa loo dhoofiyo xoogsato...

Dilka gabar Soomaaliyeed oo caro ka abuuray Canada

0
Billowgii bishan ayaan la xaqiijiyay in gabar kamid ah dadka Soomaaliyeed ee dalkaasi Canada ku nool oo lagu magacaabayay Hodan Xaashi, si ula kac...

Gargaarkii ugu horeeyay oo la gaarsiiyay gobolka Tigre tan iyo markii lagu heshiiyay xabad...

0
Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) ayaa ku dhawaaqday in kolonyadii ugu horreysay ee sida gargaar caafimaad ay gaartay shalay gobolka Tigre, ee...

Fursadaha Cusub ee Gundhigga u ah Jidka Casriyeynta Shiinaha “ka hor taga Xasilooni darrida...

0
W/Q: Ambassador Fei Shengchao, Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Dunida waxaa ay sii noqoneysaa mid dhib iyo qalalaasiyo hareeyeen, faafidda cudurka qarnigiiba mar dhaca, qalalaasaha Ukrain...

Turky :Dad badan oo loo xiray qarax ka dhacay Istanbul

0
Booliska Turkiga ayaa xiray 22 qof oo lagu eedeynaayo in ay lug ku leeyihiin qaraxii ka dhacay bartamaha Istanbul ee dhaliyay ugu yaraan dhimashada...