Wararka Dibadda

Mareykanka iyo Canada oo ay qabow ugu dhinteen ku dhawaad 38 qof

0
Malaayiin qof ku kala nool waddaamda Mareykanka iyo Canada ayaa ciidda masiixiyiinta ee kirismaska ku xayiran guryahooda xilli qabow aad u daran iyo dabeylo...

Rabshadihii ka dhacay Magaalada Paris oo kordhay

0
Waxaa sii xoogeystay rabashadaha ka socda Magaalada Paris ee dalka Faransiiska, kuwaas oo ka dhashay Nin hubeysan oo saddex qof ku dilay xarun dhaqan...

Wasiirka Warfaafinta oo Madaxda Jaamacadda Carabta ugu baaqay taageeridda dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa khudbad ka jeediyay Shirka Wasiirada Warfaafinta Ururka Jaamacadda Carabta oo...

Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS iyo FIFA oo isla gartay in la qabto doorasho...

0
Wasiirka Dhallinyaradaha iyo Ciyaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xil. Maxamed Barre Maxamuud ayaa SONNA u sheegay in ay isla garteen xiriirka kubadda cagta adduunka...

31 badmaax oo ku maqan markab dagaal oo ku qallibmay Thailand

0
Ciidamada badda ee Thailand ayaa sheegay in ay maqan yihiin 31 badmaax ,a dib markii markab dagaal oo ay la socdeen in ka badan...

Xuska Maalinta Afka Carabiga(Warbixin)

0
Muqdisho: Afka Carabigu waa tiir ka mid ah dhaqamada kala duwanaanshaha aadanaha. Waa mid ka mid ah luqadaha looga hadlo adduunka oo dhan, oo...

NATO: Putin wuxuu diyaarinayaa inuu dheraado dagaalka Ukraine

0
Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg, ayaa ku sheegay wareysi uu siiyay wakaaladda wararka France-Presse, Jimcihii, in Ruushka uu isku diyaarinayo dagaal dheer oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KULAN LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA BOQORTOOYADA SUCUUDI CARABIYA.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya Amiir Maxamed Binu Salmaan Binu Cabdicasiis. Amiir...

Askarigii dhabarka kaga istaagay George Floyd oo la xukumay

0
Askari hore oo ka tirsan booliska gobolka Minneapolis isla markaana dhabarka kaga istaagay George Floyd oo ahaa ninkii madowga ahaa ee lagu dilay Mareykanka...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo gaaray dalka itoobiya

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta...