Boqolaal ruux oo ku dhintay dhulgariir ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya
Ugu yaraan 76 ruux ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen Dalka Turkiga, halka sidoo kale 200 oo qof ay ku dhinteen Dalka...
Pakistaan:Pervez Musharaf oo ku geeriyooday Imaaraadka Carabta
Madaxweynihii hore ee Dalka Pakistan Pervez Musharaf ayaa la sheegay in uu ku dhintay Cisbitaal ku yaalla magaalada Dubai, ka dib markii uu xanuunsanaa...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Suudaan
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Suudaan ayaa la kulmay...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo arrimo muhiim ah kala hadlay madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa kulan mira dhal ah la qaatay madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika Mr. Akinwumi Adesina.
Wasiirka iyo...
Mareykanka oo sheegay in ay dileen Hoggaamiyihii Daacish ee Soomaaliya iyo tiro Maleyshiyaad...
Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in duqeyn cirka ah oo diyaaradaha Mareykanku ka fuliyeen Buuraleyda gobolka Bari lagu dilay...
Ciidamada Israa’iil oo dilay afar Falastiin ah oo ay ku jirto haweeneey da’ ah
Ciidamada Israel ayaa dilay ugu yaraan afar Falastiini ah, tiro kalena way dhaawaceen,kadib matkii weerar hubeysan ay ku qaadeen magaalada Jenin, oo ku taal...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo sheegay inay guulo waa weyn ka gaareen siyaasadda arrimaha...
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Haruuse oo shalay si rasmi ah u furay shirka Hannaanka...
Soomaliya oo ku biiraysa ururka iskaashiga dhaqaalaha Bariga Afrika
Shirka qiimeynta Soomaaliya ee ku biiridda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa maanta ka furmay Muqdisho,shirkan ayaa daba socda shir uu horay Madaxweynha JFS uga...
Cabdisalaan Hadliye oo ka hadlay ahmiyadda shirka Urur goboleedka AEC ee ka furmay muqdisho
Ergayga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika, Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa sharraxay ahmiyadda Shirka maanta ka furmay Muqdisho.
Danjire, Hadliye ayaa...
Toogasho ka dhacday magaalada Washington
Sida laga soo xigtay Booliiska Mareykanka 3 qof ayaa dhintay kadib toogasho toos ah oo ka dhacday magaalada Washington, taasi oo uu geeystay wiil...










