Wararka Dibadda

Kuuriyada Waqooyi oo markale Gantaallo ballistic ah ku garaacday Xeebaha bari ee Kuuriyada Koonfureed

0
Ciidanka Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay Sedax Gantaal oo riddada gaaban ah ku ridday Xeebaha bari ee Kuuriyada Koonfureed, maanta oo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Danjire Anita Kiki Gbeho

0
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Anita Kiki Gbeho. Madaxweynaha...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo kulan la qaatay madaxda Bisha cas ee Turkiga

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud macalin Cabdulle oo maalmahan safar shaqo ku joogo dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay madaxdada ugu sareyso...

Q.M oo Maxkamadda Cadaaladda ugu baaqay inay wax ka qabato xadgudubyada ka dhanka ah...

0
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa Jimcihii, meel mariyay qaraar Maxkamadda cadaaladda ugu baaqaya inay tixgeliso arrinka ku saabsan gaboodfalada Israa’iil ay...

Mareykanka iyo Canada oo ay qabow ugu dhinteen ku dhawaad 38 qof

0
Malaayiin qof ku kala nool waddaamda Mareykanka iyo Canada ayaa ciidda masiixiyiinta ee kirismaska ku xayiran guryahooda xilli qabow aad u daran iyo dabeylo...

Rabshadihii ka dhacay Magaalada Paris oo kordhay

0
Waxaa sii xoogeystay rabashadaha ka socda Magaalada Paris ee dalka Faransiiska, kuwaas oo ka dhashay Nin hubeysan oo saddex qof ku dilay xarun dhaqan...

Wasiirka Warfaafinta oo Madaxda Jaamacadda Carabta ugu baaqay taageeridda dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa khudbad ka jeediyay Shirka Wasiirada Warfaafinta Ururka Jaamacadda Carabta oo...

Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS iyo FIFA oo isla gartay in la qabto doorasho...

0
Wasiirka Dhallinyaradaha iyo Ciyaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xil. Maxamed Barre Maxamuud ayaa SONNA u sheegay in ay isla garteen xiriirka kubadda cagta adduunka...

31 badmaax oo ku maqan markab dagaal oo ku qallibmay Thailand

0
Ciidamada badda ee Thailand ayaa sheegay in ay maqan yihiin 31 badmaax ,a dib markii markab dagaal oo ay la socdeen in ka badan...

Xuska Maalinta Afka Carabiga(Warbixin)

0
Muqdisho: Afka Carabigu waa tiir ka mid ah dhaqamada kala duwanaanshaha aadanaha. Waa mid ka mid ah luqadaha looga hadlo adduunka oo dhan, oo...