Wararka Dibadda

Ruushka iyo Ukraine oo tiro maxabiis ah isdhaafsaday

0
Dalalka Ruushka iyo Ukraine ayaa isweydaarsaday in ka badan 200 oo maxaabiis ah oo ay kala qabsadeen intii uu dagaalka socday, sida laga soo...

Wasiirka Arrimsha dibadda XFS oo Muqdisho ku soo dhoweeyay wafdi ka socday Dalka Finland

0
Wasiirka Arrimsha dibadda Soomaaliya XFS Mudane Abshir Haruuse ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhoweeyay wafdi uu hoggaaminaayey Wasiirka Arrimaha dibadda Dalka Finland...

Wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka oo ku baaqday in la yareeyo xiriirka Shiinaha

0
Wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka Analina Baerbock, ayaa ku baaqday in la yareeyo khatarta ka imaan karta xiriirka Shiinaha, iyada oo ka hadlaysa shirka wasiirrada...

Emmanuel Macron oo booqasho ku tagay Shiinaha

0
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron, ayaa maanta oo Arbaca ah booqasho saddex maalmood qadaneysa uga bilaabatay dalka Shiinaha, sida lagu sheegay war ka soo baxay...

Ciidamada Israa’iil oo weeraray dad ku cibaadeysanayay Masjidka Al-Aqsa

0
Dhulka Falastiiniyiinta ayaa waxaa maanta oo Arbaca ah ka taagan xiisad, kadib markii ciidamada Israa’iil ay weerar ku qaadeen dad ku cibaadeysanayay Masjidka Al-Aqsa,...

Ruushka oo sheegay in tallaabooyin millatari uu uga jawaabi doono ku biiritaanka Finland ee...

0
Ruushka ayaa ku dhawaaqay inuu qaadi doono tillaabo militari oo uu kaga jawaabayo ku biiritaanka Finland ee ururka NATO, kaas oo la qorsheeyay in...

Wasiirka Arrimaha dibedda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee dalka Canada

0
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedda Soomaaliya , Abshir Jaamac Huruuse ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee ay...

Suuriya :Mareykanka oo dilay hogaamiye sare oo ka tirsan Daacish

0
Ciidamada  Mareykanka ayaa sheegay in ay dileen hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda ISIL ee dalka Suuriya, kadib weerar hal dhinac ah oo lagu...

Trump oo maanta hortagaya Maxkamad

0
Madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa sida la filaya maanta oo Talaado ah hortagaya Maxkamad ku taalla magaalada New York, si halkaas ay...

Qaramada Midoobay oo dalbatay lacago lagu Caawinayo Malawi

0
Qaramada Midoobay iyo hay’adaha kale ee samafalka ayaa ku baaqay in lacag gaareysa $70.6 milyan lagu caawiyo dalka Malawi, gaar ahaan, dadka ay saamaysay...