Wararka Dibadda

Joe Biden oo ku dhawaaqay in uu mar kale u tartamayo doorashada 2024

0
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa si rasmi ah u bilaabay ololihiisa dib u doorashada ee sanadka 2024, isagoo noqday musharaxa ugu cad xisbiga Dimuqraadiga...

Diblamaasi Masaari ah oo lagu dilay Suudaan

0
Wasaaradda arrimaha dibadda Masar ayaa ku dhawaaqday in la dilay kaaliyihii u qeybsanaha maamulka Safaaradda Masar ee  Khartuum. Wasaaradda ayaa barta ay ku leedahay Twitter-ka...

Suudaan oo looga dhawaaqay Xabbad-joojin

0
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in dhinacyada isku haya Suudaan ay ku heshiiyeen xabbad joojin 72 saacadood ah laga bilaabo saqdii...

Shir looga hadlayo amniga Soomaaliya oo lagu qabtay Yugaandha

0
Dalalka Ciidamadu ka joogaan dalkeennna ayaa kulan ay kaga arrinsanayeen dagaalka lagula jiro Khawaarijta iyo sidii looga xoreyn lahaa gayiga Soomaaliyeed ku yeeshay dalka...

Diblomaasiyiin iyo shaqaalo Mareykan ah oo laga daad-gureeyay colaadda Suudaan

0
Shaqaalaha safaaradda Mareykanka iyo qoysaskooda ayay ciidamada Mareykanku ka daad-gureeyeen caasimadda Suudaan ee Khartuum, halkaas oo ay dagaallo ka socdaan, sida uu sheegay madaxweyne...

Dhinacyada isku haya Suudaan oo la saaray cadaadis xabad-joojin ah

0
Waxaa sii kordhaya cadaadiska diblomaasiyadeed ee lagu doonayo in lagu soo afjaro dagaalka ka socda Suudaan oo ay ku dhinteen in ka badan 300...

Dagaal culus oo dib uga bilowday magaalada Khartuum

0
Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada milatariga Suudaan iyo ciidamada gurmadka deg-dega ee loo yaqaanno RSF,  ayaa dib uga qarxay magaalada Khartuum, saacado kaddib...

Kim Jong Un oo amray in hawada loo diro Dayax gacmeedkii ugu horreeyay ee...

0
Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa ku amray saraakiishiisa Ciidanka in ay u diyaar garoobaan dirida Dayax gacmeedkii ugu horreeyay ee sahan milatari...

Xabad-joojin 24 saac ah oo looga dhawaaqay Sudaan

0
Wararka ka imaanaya Dalka Suudaan ayaa sheegay in dhinacyada isku haya dalkaasi ay ku heshiiyeen xabad joojin qaadaneysa muddo 24 saac ah. Xabad joojintaan ayaa...

Ergeyga Q M ee Suudaan: Labada dhinac ee ku dagaallamaya Suudaan diyaar uma ahan...

0
Iyadoo dagaalka ka socda dalka Suudaan  ee u dhaxeeya Milatariga iyo xooggaga taageerada deg-dega ah uu galay maalintii afaraad, ayaa waxaa soo baxay rajo...