Wararka Dibadda

Weerar ay dad ku geeriyodeen oo ka dhacay goob laga soo saaro Shidaal...

0
Ciidamada Booliska Pakistan ayaa sheegay in kooxa mintidiin Islaami ah ay galinkii danbe ee shalay ay weerar ku qadeen goob laga soo saaro Shidaalka...

Dagaallo iyo Duqeymo culus oo dib uga qarxay dalka Suudaan

0
Inkastoo heshiis xabad joojin ah uu dhex maray dhinacyada ku dagaalmaya Suudaan, haddana waxaa magaalada Khartuum ee caasimada Suudaan laga maqlayaa deryanka Madaafiicda culus. Wararka...

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Somaliland oo kulan la yeeshay...

0
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa kulan gaar ah la yeeshay safiirka cusub...

Qaramada Midoobay: kala bar dadka Suudaan waxay u baahan yihiin gargaar bini’aadannimo

0
Agaasimaha Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xiriirka Arrimaha Bani’aadannimada ayaa maanta oo Arbaca ah, sheegay in ilaa 25 milyan oo qof, oo ka dhigan in...

Mid kamid ah Markiiba kalluumeysiga Shiinaha oo ku caariyay badweynta Hindiya

0
Xukuumadda Beijing, ayaa maanta oo Arbaca ah  ku dhawaaqday, in badweynta Hindiya uu ku caariyay mid ka mid ah Markiibtooda kalluumeysiga, taas oo keentay...

Wasiirka Baatroolka XFS oo shir uga qayb galay dalka Ingiriiska

0
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Abdirizak Omar Mohamed iyo wafdi uu hogaaminayo  ayaa maanta uga qeyb galay Magaalada London...

Maxamuud Cabaas oo dalbaday in Israa’iil laga hakiyo xubinimada Q.M

0
Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa ku booriyay Qaramada Midoobay in ay hakiso xubinnimada Israa’iil, haddii aysan joojin gardarrada ay ku hayso dadka Falastiiniyiinta, isla...

Maxaa laga filan karaa wareegga labaad ee doorashada madaxtinimada Turkiga?

0
Iyadoo weli ay sii socdaan abaabulka iyo kicinta tageerayaasha xisbiyada ee ku saabsan wareegga labaad ee doorashada madaxtinimada Turkiga ee la qorsheeyay in la...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay shirka sanadlaha ah ee Bangiga horumarinta Islaamka

0
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay gaba-gabada fadhiga loo dhanyahay ee shirka sanadlaha ah ee Bangiga...

Webiga Shabeelle oo ku fatahay magaalada Beled weyne

0
Dadka Magaalada Beledweyne ayaa maalintii saddexaad ka barakacaya xaafadaha magaalada oo Fatahaadda Webigu aad u saameysay waxaana kaalin weyn ka qaadanaya daadgureynta dadka jilicsan...