Sacuudiga oo dalkiisa ku martigaliyay dhinacyada isku haya Suudaan
Sacuudi Carabiya ayaa martigelinaya wadahadaldii ugu horreeyay ee fool ka fool ah oo u dhexeeya dhiancyada ciidammada ku dagaallamaya Suudaan, ka dib markii ay...
Israa’iil oo Magaalada Nablus ku dilay 3 falastiiniyiin ah
Ciidamada Israa’iil ayaa dilay ugu yaraan saddex falastiiniyiin ah, afar kalena waa ay dhaawaceen ,kadib weerar ay ka fuliyeen magaalada Nablus oo dhacda waqooyiga...
Catriona Laing oo loo magacaabay ergayga gaarka ee QM u qaabilsan Soomaaliya
Catriona Laing oo loo magacaabay ergayga gaarka ee QM u qaabilsan Soomaliya.
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay Catriona Laing oo...
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadannimada oo gaaray Suudaan
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadanninimada, Martin Griffiths, ayaa maanta oo Arbaca ah gaaray dalka Suudaan, oo ay dagaallo ka socdaan muddo Sedax...
Zelensky oo beeniyay in Washington ay uga digtay dalkiisa faafinta dukumentiyo sir ahaa
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa wareysi uu siiyay wargeyska Washington Post ku beeniyay in Washington ay uga digtay dalkiisa in la faafiyo dukumentiyadii sirta...
Mid kamid ah Wasiirada Uganda oo toogasho lagu dilay
Askari ka tirsan ciidamada Uganda ayaa toogasho ku dilay mid kamid ah wasiirada dalkaasi oo sida la sheegay uu ilaalo u ahaa.
Charles Okello Engola...
Dhinacyada ku dagaallamaya Suudaan oo ku heshiiyay inay ku wadahadlaan Sacuudiga
Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Dowladda Suudaan, ayaa shaaca ka qaaday in hoggaanka ciidamada Suudaan iyo kuwa Taageero degdeg ah, ay isku afgarteen inay...
Washington: 20,000 oo askari ayaa Ruushka looga dilay Ukraine tan iyo bishii December
Sirdoonka Mareykanka ayaa sheegay in 20,000 oo askari oo Ruush ah lagu dilay dagaalka ka socda Ukraine tan iyo bishii December ee la soo...
Qaramada Midoobay oo ka digtay dagalada Suudan ee galay todobaadkii 3-aad
Dagaalada ka socda gudaha Dalka Sudaan ayaa galay todobaadkii saddexaad, iyadoo dhinacyada isku haya dalkaasi ay weli wadaan dagaallo xoogan ,oo meesha ka saaray...
Safaaradda Soomaliya ee dalka Sudan oo xaqiijisay tirada Soomaalida ku bara baxday dagaalada ka...
Safiir kuxigeenka safaaradda Soomaliya ee dalka Sudan Amb Axmed Cabdi Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in muwaadiniin Soomaaliyeed oo tiradooda gaarayso...










