Wararka Dibadda

Wasiirada maaliyadda XFS iyo Dowlad Goboleedyada oo heshiis cusub gaaray

0
Waxa maanta la soo gebagabeeyay shir muddo 2 maalin ah uga socday magaalada Muqdisho, wasiirada maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada xubnaha ka...

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka oo la kulmay dhaxal-sugaha BoqortooyadaSacuudi Carabiya

0
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dalka Maraykanka Antony Blinken iyo dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya Amiir Maxamed Bin Salmaan ayaa yeeshay wadahadallo la xiriiray dardargalinta xiriirka...

Soomaaliya oo ka qeyb galaysa Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka

0
Wafdi ka socda Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa ka qeybgalaya Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-23) oo uu soo qabanqaabiyay Midowga Isgaarsiinta...

Kuuriyada Koonfureed oo walaac ka muujisay dhoola tus militari ee Shiinaha iyo Ruushka

0
Ciidamada Shiinaha iyo Ruushka ayaa si wadajir ah u dhoola tus ugu sameeyay qeybo ka mid ah Bariga Aasiya, taasi oo keentay in Kuuriyada...

Guddoomiye Sheekh aadan madoobe oo gaaray magaalada Riyaad ee caasimadda boqortooyada sacuudiga

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Adan Maxamed Nur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray magaalada Riyaad ee caasimada Boqortooyadda...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka...

0
Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyey Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan, Xisbiga iyo isbahaysigiisa siyaasadeed, guusha taariikhiga ah ee ay ka soo hoyeen doorashooyinka dalkaas, waxa uuna...

Zimbabwe oo u yeertay sii hayahii u fadhiyay safaaradda Mareykanka

0
Wasaaradda Arriamaha Dibadda ee Zimbabwe ayaa Arbacadii u yeeray sii hayaha safaaradda Mareykanka u fadhiyay Elaine French ka dib markii ay ku Eedaysay in...

Ciidamada Suudaan: Xabbad joojinta nagama hor istaagayso inaan u jawaabno maleeshiyaadka RSF

0
Sida ay sheegayaan wararka, dagaallo xooggan ayaa dib ugu bilowday Caasimadda Suudaan, xilli dhawaan Ciidamada qalabka sida ee Suudaan iyo kuwa RSF-ta ay ku...

Sarakiil ka kala tirsan sirdoonka Talyaaniga iyo Israa’iil oo ay Dooni la degtay

0
Afar qof oo ay ku jiraan laba sargaal oo ka tirsan sirdoonka Talyaaniga iyo mid ka tirsan Sirdoonka Israa’iili ah ayaa geeriyooday kadib markii...

Dhinacyada isku haya Suudaan oo ku heshiiyay in la kodhiyo xabbad joojintii horay u...

0
Bayaan ay si wadajir ah u soo sareen Sacuudiga iyo Maraykanka ayaa lagu sheegay in dhinacyada ku dagaalamaya Dalka Suudaan ay ku heshiyeen in...