Milateriga qabsaday Niger oo madaxweyne Bazoum ku eedeeyay khiyaano qaran
Milateriga Niger ayaa sheegay in ay maxkamadeyn doonaan madaxweynihii xilka laga tuuray ee Mohamed Bazoum ,iyadoo lagu ueedeynayo khiyaano qaran iyo in uu wax...
Tahriibayaal ku dhintay doon ku qallibantay badda
Lix qof ayaa dhimatay kadib markii dooni ay la socdeen dad tahriibayaal ah ay ku degtay Kanaalka biyaha badda ee u dhaxeeya Faransiiska iyo...
Todobo qof oo ku ku dhintay burburka masjid ku yaalla waqooyiga Nigeria
Toddobo qof ayaa ku dhintay woqooyiga Nigeria ,gaar ahaam magaalada Zaria ee gobolka Kaduna, kadib markii uu burburay qayb ka mid ah masaajid ay...
Hawlgalka Midowga Afrika (ATMIS) oo shahaadooyin siiyay saraakiil dhameystay howlahii shaqo ee Soomaaliya
Maamulka Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa shahaado sharafyo guddoonsiiyay saraakiil sare oo kaalin weyn ka soo qaatay guulaha howlgallada ee laga gaaray...
53 rux oo ka soo jeeda muslimiin Mayanmar oo ku waxyeeloobay shil doon
Meydadka 23 qof oo muslimiinta Rohingya ah oo ka baxsanayay gobolka Rakhine ee dalka Myanmar ayaa la soo saaray, kaddib markii ay la degtay...
Ecuador oo lagu dilay musharax madaxweyne iyo xaalad degdeg ah oo la soo rogay
Madaxweynaha xilka kasii dagaya ee Ecuador Guillermo Lasso ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo socon doonta muddo 60 maalmood ah, taasoo jawaab u...
Dagaallo ay dad badan ku dhinteen oo dib ugu qarxay Suudaan
Wararka ka imaanaya wadanka Suudaan ayaa sheegaya in halkaasi ay dib uga qarxeen dagaallo xooggan oo u dhaxeeya ciidamada milatariga iyo kuwa gurmadka deg...
Hanjabaaddii Galbeedka Afrika oo maanta ku eg iyo Hawada Niger oo la xiray
Hogaamiyayaasha afgambiyay Niger ayaa xiray hawada dalkaasi kadib markii ay diideen in dib loo soo celiyo madaxweynihii xilka laga tuuray ee Mohamed Bazoum.
Amarka lagu...
Niger: Madaxweynaha la eryay oo ku baaqay in Galbeedka ay caawiyaan dalkiisa
Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Niger Mohamed Bazoum ayaa ugu baaqay Mareykanka iyo beesha caalamka in ay caawiyaan dalkiisa,isla markaana ay soo celiyaan nidaamkii...
Kenya oo sheegtay inay dishay 60 ka tirsan khawaarijta Al-Shabaab
Ciidamada Kenya ayaa deegaanka u dhaxeeya Lamu iyo Tana River ku dilay In ka badan 60 qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan...










