Wararka Dibadda

Madaxweynaha Shiinaha oo lagu wado in bilaha soo socda uu booqdo Moscow

0
Hoggaamiyaha Shiinaha Xi Jinping ayaa isku diyaarinaya inuu booqdo magaalada Moscow, si uu kulan madaxeed ula yeesho madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin todobaadyada soo socda,...

Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo $1Bilyan ugu deeqday Yeman

0
Sacuudi Carabiya ayaa lacag dhan 1 Bilyan oo dollar dhigay bankiga dhexe ee Yeman ee fadhigiisu yahay magaalada Cadan, sida ay sheegtay wakaaladda wararka...

Soomaaliya oo dedaal ugu jirta in wax laga beddelo habka loo wajaho gagaarka Bani’aadannimada

0
Ergeyga gaarka ah ee arrimaha gurmadka abaaraha Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa magaalada Riyadh ee dalka Sacuudi Carabiya kaga qeyb galay Madasha Caalamiga ah...

Soomaaliya iyo Itoobiya oo iska kaashanaya la dagaallanka argagixisada

0
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac oo ku sugan magaalada Addis Ababa oo uu kaga qeyb galay shir...

Xukuumadda Washington oo eedaysay Golaha Ammaanka

0
Mareykanka ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ku eedeeyay waxqabad la’aan, ka dib markii Kuuriyada Waqooyi ay tijaabisay Gantaallo ay dhowaan farsameeysay. Safiirka Maraykanka ee...

Dhowr qof oo ku dhntay dhulgariir mar kale ka dhacay Turkiga iyo Suuriya

0
Dhulgariir kale oo cabirkiisu yahay 6.3 ayaa ku dhuftay gobolka koonfureed ee Turkiga ee Hatay iyo waqooyiga Suuriya, halkaas oo ay ku dhinteen saddex...

Dad ku geeriyooday Dhul-gariir mar kale ka dhacay Turkiga

0
Labo Dhul-gariir ayaa waxay xalay ka dheceen Gobalka Hatay ee dalka Turkiga, oo dhaca xuduudka ay wadagaan dalka Suuriya. Hay’adda Masiibooyinka iyo Maaraynta Gurmadka Degdega...

Kuuriyada Woqooyi oo tijaabisay dhowr gantaal,xilli ay jiraan digniin dagaal

0
Kuuriyada Waqooyi ayaa laba gantaal oo kuwa ridada gaaban ah ku ridday xeebaha bari ee gacanka, sida laga soo xigtay militariga Kuuriyada Koonfureed, laba...

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo booqday magaalo xeebeedka Chioggia ee dalkan talyaaniga

0
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aadan ayaa booqday magaalo xeebeedka Chioggia ee dalkan talyaaniga isaga...

Israa’iil oo tiro dad ah ku dilay duqeymo ay ka geysateen Dimishiq

0
Ugu yaraan shan qof ayaa dhintay, 15 kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo, kadib duqeymo ay diyaaradaha Israa’iil ka geysteen caasimadda Suuriya ee Dimishiq, ,...