Qaramada Midoobay oo sheegtay in tirada barakacayaasha Caalamka ay gaartay heerkii ugu sarreeysay
Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga, Filippo Grandi, ayaa sheegay in tirada dadka ku barakacay dagaalada ka socda qeybo ka mid ah caalamka...
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Uganda
Burcad hubeysan oo u dhashay dalka Uganda ayaa magalada Kampala ee Caasimadda dalkaasi Uganda, waxaa dil iyo dhawac ugu gesteen muwaadiniin Soomaaliyeed oo ka...
Maxkamadda gobolka Bari oo xukuntay shan dhallinyaro ah
Boosaaso-- Maxkamadda derejada koowaad ee degmada Boosaaso ayaa xukun xabsi ah ku ridday shan nin oo dhallinyaro oo loo haysto in ay ku xad-gudbeen...
R/Wasaarihii hore ee Dalka Talyaaniga oo ku dhintay da’da 86
Silvio Berlusconi, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dalka Talyaaniga ayaa ku geeriyooday Magaalada Milano ee dalkaasi,isagoo da’diisa lagu sheegay 86-jir
Wuxuu ku dhintay isbitaalka San Raffaele...
Shir madaxeedka IGAD oo maanta ka furmaya Jabuuti
Shirka madaxeedka IGAD oo maanta ka furmaya Jabuuti.
Shir madaxeedka Meertada 14-aad ee Urur goboleedka IGAD oo sannadkan diirradda lagu saari doono arrimo muhiim ah...
Afar caruur ah oo laga helay keymaha Colombia 40 cisho kadib
Afar carruur ah ayaa nolol lagu helay ,iyagoo jooga kaymaha Colombia in ka badan shan toddobaad, ka dib markii ay burburtay diyaaradii ay la...
Ukrain oo sheegtay in ay burburiyeen 4 gantaal iyo 10 Drone
Milateriga Ukraine ayaa sheegay inay soo rideen afar gantaal oo nooca loo yaqaan Cruise missiles iyo 10 diyaaradood oo kuwa aan duuliyaha lahayn ah...
Wasiirada maaliyadda XFS iyo Dowlad Goboleedyada oo heshiis cusub gaaray
Waxa maanta la soo gebagabeeyay shir muddo 2 maalin ah uga socday magaalada Muqdisho, wasiirada maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada xubnaha ka...
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka oo la kulmay dhaxal-sugaha BoqortooyadaSacuudi Carabiya
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dalka Maraykanka Antony Blinken iyo dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya Amiir Maxamed Bin Salmaan ayaa yeeshay wadahadallo la xiriiray dardargalinta xiriirka...
Soomaaliya oo ka qeyb galaysa Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka
Wafdi ka socda Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa ka qeybgalaya Madasha Caalamiga ah ee Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-23) oo uu soo qabanqaabiyay Midowga Isgaarsiinta...










