Hanjabaaddii Galbeedka Afrika oo maanta ku eg iyo Hawada Niger oo la xiray
Hogaamiyayaasha afgambiyay Niger ayaa xiray hawada dalkaasi kadib markii ay diideen in dib loo soo celiyo madaxweynihii xilka laga tuuray ee Mohamed Bazoum.
Amarka lagu...
Niger: Madaxweynaha la eryay oo ku baaqay in Galbeedka ay caawiyaan dalkiisa
Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Niger Mohamed Bazoum ayaa ugu baaqay Mareykanka iyo beesha caalamka in ay caawiyaan dalkiisa,isla markaana ay soo celiyaan nidaamkii...
Kenya oo sheegtay inay dishay 60 ka tirsan khawaarijta Al-Shabaab
Ciidamada Kenya ayaa deegaanka u dhaxeeya Lamu iyo Tana River ku dilay In ka badan 60 qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan...
Madaxda Galbeedka Afrika oo ku hanjabay faragelin mileteri oo ka dhan ah Niger
Hogaamiyayaasha Galbeedka Afrika ayaa ku hanjabay in ay tallaabo militari ka qaadi doonaan hoggaanka Niger kadib markii ay talada dalkaasi kula wareegeen afgambi todobaadkii...
Putin”soo jeedinta Afrika waxay saldhig u noqon kartaa nabadda Ukraine”
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in hindise ay soo bandhigeen hogaamiyayaasha Afrika uu saldhig u noqon karo xalka dagaalka Moscow ee Ukraine .
Hoggaamiyaha...
Midowga Yurub oo hakiyay iskaashiga amni iyo kaalmadii la siin jiray Niger
Midowga Yurub ayaa hakiyay dhammaan wadashaqeyntii dhanka ammaanka ee ay la lahaayeen Niger ka dib markii ciidamada dalkaasi ay xukunka kula wareegeen afgambi.
Tallaabadaan ayaa...
Madaxda Sacuudiga oo qoraal la xiriiray gubidda Qur’aanka u diray Denmark
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa Diblomaasi Danmark ah u dhiibay qoraal lagu dalbanayo in la jooojiyo falalka foosha xun ee ka hor imaanaya caqiidada diinta...
Kaaliyaha xoghayaha waaxda maaliyadda Mareykanka oo Muqdisho soo gaaray
Kaaliyaha xoghayaha waaxda maaliyadda Mareykanka Brian E. Nelson ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waana safarkiisii labaad ee uu ku yimaado qaaradda Afrika.
Mr. Brian...
Saraakiil ka tirsan ciidanka Niger oo ku dhawaaqay afgambi mileteri
Askar ka tirsan dalka Niger ee dhaca galbeedka Afrika ayaa khudbad ay ka jeediyeen TV-ga kaga dhawaaqay inqilaab ciidan oo ay xilka kula wareegeen...
Mareykanka oo Ukrine u diraya diyaaradaha Droniska ee Black Hornet Nano
Maraykanka ayaa la filayaa in Dalka Ukrine uu u diro Black Hornet Nano diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee wax ilaaliya,isla markaana ay adeegsadaan ciidamada,...










