Wararka Dibadda

Salva Kiir oo ballan qaaday qabashada doorashadii ugu horreysay ee dalkiisa

0
Madaxweynaha Koonfurta Suudaan, Salva Kiir, ayaa ballan-qaaday in aanan dib loo dhigi doonin doorashada dalkiisa waxii ka danbeeya sannadka soo socda, sida laga soo...

Sirdoonka Turkiga oo sheegay inaay burburinyeen unug ka mid ah Mossad

0
Warbaahinta Turkiga ayaa sheegtay in ciidamada sirdoonka Turkiga ay ku guuleysteen inay burburiyaan unug la ka tirsanaa sirdoonka Isra’iil ee Mossad, oo ku sugnaa...

Baarlamaanka Carabta oo canbaareeyay qaraxii ay khawaarijtu la beegsatay masjidka Daaru Nicma

0
Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa cambaareeyay qaraxii ay Malleeshiyada Argagixisada ee Al-Shabaab la beegsadeen Masjid ku yaalla deegaanka Daaru Nicma ee Gobolka Shabeelaha dhexe Soomaaliya. Jaamacadda...

Ciidamada Isra’iil oo dib ugu baxay Jeniin

0
Ciidamada Isra’iil ayaa isaga baxay xerada Jeniin ee Daanta Galbeed, kadib maalmo ay halkaas ka wadeen howlgal ay ku bartilmaameedsanayeen dadka reer Falastiin ee...

Qaramada Midoobay oo baareysa masiirka 130-kun oo qof oo lagu waayey dagaalka Suuriya

0
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar lagu dhisayo hay’ad madax-bannaan oo go’aamin doonta waxa ku dhacay in ka badan 130,000...

Israel oo sheegtay in ay ciqaabi doonaan xagjirka weeraraya bulshada Falastiin

0
Wasiirka Difaaca Israa’iil Yoav Gallant iyo sarkaal sare oo Falastiin ah ayaa ka wada hadlay rabshadaha ka socda Daanta Galbeed ee la haysto,sida lagu...

Madaxweynaha JFS oo New York kula kulmay xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada NewYork kula kulmay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mudane António Guterres. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...

Madaxweynaha Maraykanka oo dhiggiisa Shiinaha ku tilmaamay kaligii taliye

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa ku tilmaamay dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping, inuu yahay Madaxweyne xil jecel oo kaligii taliye ah. Biden, ayaa hadalkan ka sheegay...

Duufaano ka dhacay dalka Brazil oo sababay dhimashada 13 qof

0
Dufaano xooggan ayaa ku dhuftay qaybo ka mid ah dalka Brazil taas oo sababtay dhimashada 13 qof. Badhasaabka gobolka Rio Grande Mr do sul Eduardo...

Israa’iil oo falal xasuuq ah ka geystay xerada Jenin ee dhulka Falastiin

0
Ciidamada Israa’iil ayaa weerar ku qaaday xerada qaxootiga ee Jenin, halkaas oo ay ku dileen saddex falastiiniyiin ah, isla markaana ay ku dhaawaceen ugu...