Tirda dhimashada Israel ay ka geysaneyso Rafah oo sii kordhaya
Israel ayaa lagu waramay in ay xoojisay duqeymanka lala beegsanaayo Rafac,halkaasi oo saacadihii u dambeeyay lagu dilay 8 caruur ah.
Sidoo kale ciidamada Israa’iil ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Madaxweynaha Namibia
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka iyo dowladda Namibia uga tacsiyeeyay geerida H.E. Dr. Hage G. Geingob, Madaxweynihii Jamhuuriyadda Namibia.
“Waxaan...
Maraykanka oo marka kale ku celiyey sida uu uga soo horjeedo damaca Ethiopia ee...
Nairobi : Dowladda Maraykanka oo aad u adkaysay inay kala midaysantahay IGAD, Hay’adaha caalamiga ah iyo bahwadaagta kale ee Qaarada Afrika in Qaranimada iyo...
Mareykanka oo mar kale taageeray midnimada dhuleed ee Soomaaliya
Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ee Afrika, Molly Phee ayaa sheegay in dalkiisu uu Midowga Afrika, IGAD, iyo ururrada kale ee caalamiga ah la...
Garsoore Cumar Cartan oo caawa markale ka soo muqan doono Tartanka Kubadda Cagta...
Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan oo caawa ka soo muuqan doona kulankii shanaad Tartanka Kubadda Cagta Koobka Qaramada Qaarada Afrika ee AFCON 2023.
Garsoore Cartan ayaa...
Itoobiya: in ka badan 20 malyan oo Shacab ah ayaa wajahaya cunto la’aan daran
Xafiiska isku duwida arrimaha bena’aadinimo ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in 20 miliyan oo Itoobiyaan ah ay deg-deg uga baahan yihiin wax ay cunaan,...
Kacdoon xooggan ayaa ka socda gobolka Amxaaradda iyo ra’iisul wasaare ku-xigeenkii Itoobiya oo is...
Kacdoon xooggan oo looga soo horjeedo xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa ka socda gobalka Amxaaradda ee dalka Ethiopia xili uu maanta xilka iska...
Maxkamadda ICJ oo maanta go’aamineysa in Isra’el ay joojiso howlgallada milateri ee Gaza.
Masxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) ee hoostagta Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inay soo saarto tillaabooyin deg deg ah oo Israa’iil ku amraya...
Abiye Axmed oo Xasuuqay in ka badan 11,000 oo shacabka Amxaarada ah
Dowladda Itoobiya ayaa xasuuqday In ka badan 11,000 oo rayid ah oo ka tirsanaa Shacabka deegaanka Amxaarada gaar ahaan waqooyiga,sidoo kale Ciidanka Itoobiya ayaa...
Finland oo Ergay gaar ah usoo magacawday arrimaha Nabadda iyo dhexdhexaadinta Geeska Africa
Dowladda Findland ayaa Suldaan Saciid Axmed u magacowday Ergayga gaarka ah ee arrimaha nabadda iyo dhexdhexaadinta geeska Africa, ka dib war rasmi ah oo...










