Lix iyo toban ruux oo ku dhintay Dalka Ciraaq
Shil baabuur oo ka dhacay waqooyiga Ciraaq ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 16 qof oo u badan Shiicada Iiraan,iyadoo malaayiin qof ay isugu...
Ugu yaraan 63 qof oo ku dhintay dab qabsaday dhismo ku yaalla K/Afrika
Ugu yaraan 63 qof ayaa ku dhintay in ka badan 43 kalena waa ay ku dhaawacmeen dab ka kacay dhismo dhowr dabaq ah oo...
Maraykanka oo ka digay in Woqooyiga Kuuriya ay hub ka iibiso Ruushka
Afhayeenka amniga qaranka ee Aqalka Cad John Kirby ayaa sheegay in Maraykanku uu ka walaacsan yahay heshiisyada hubka ee dhexmari kara Ruushka iyo Kuuriyada...
Dad ku geeriyooday dhisme ku soo dumay magaalada Muqdisho
Dhismayaal iska ag-dhawaa oo ka koobnaa ilaa labo dhisme oo dhabaqayo ahaa ayaa ku soo dumay guri filo ah oo ay daganaayeen haweeney iyo...
Ciidanka Gaaboon oo la wareegay xukunka,laalayna natiijada doorashooyinkii dhacay
Koox ka mid ah saraakiisha sarsare ee ciidamada Dalka Gabon ayaa sheegay inay xukunka la wareegeen, daqiiqado kadib markii guddiga doorashada ee dalkaasi ay...
Biden “sarreynta caddaanka boos kuma laha Mareykanka”
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in sarreynta caddaanka aysan meel ku laheyn dalkaasi,ka dib weerar ku saleysan cunsuriyad oo lala beegsaday dad madow...
Zimbabwe: Mnangagwa oo ku guuleystay xilka madaxtinimo iyo mucaaradka oo diidan
Emmerson Mnangagwa ayaa ku guuleystay markii labaad xilka tartankii madaxtinimo ee dalkaasi, iyadoo dhinaca kale natiijadii soo baxday ay diideen kooxaha mucaaradka.
Guddiga doorashada Zimbabwe...
Madaxa Wagner Prigozhin oo la sheegay in uu ku dhintay shil diyaaradeed
Madaxa ciidamada calooshood u shaqeystayaasha Ruushka ee Wagner Yevgeny Prigozhin iyo sagaal kale oo rakaab ah ayaa la sheegay inay dhinteen, kadib markii diyaarad...
Wasaaradaha Caafimaadka Soomaaliya iyo Hindiya oo ka wada hadlay iskaashi dhexmaro labadda wasaaraddood
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda XFS Mudane Xildh. Dr. Maxamed Xasan Maxamed ayaa la kulmay Wasiirka Caafimaadka Dalka India Dr. Mansuukh...
Ciidamada Ruushka oo duqeymo ka geystay gudaha Suuriyo
Xubno ka tirsan kooxaha ka dagaalama gudaha Suuriyo iyo dad rayid ah ayaa lagu dilay duqeymo ay Ciidamada Ruushku la beegsadeen magaalada Idlib ee...