Mileteriga Israa’iil oo Daanta Galbeed ku dilay 11 ruux
Ugu yaraan 11 falastiiniyiin ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay Daanta Galbeed ee la haysto, iyadoo militariga Israa’iil ay sii wadaan duullaankii...
UN-ka oo lagu qasbay hakinta gargaarka iyo Israel oo dishay in ka badan 20...
Ciidamo ku hubeysan taangiyada Israel ayaa qaramada midoobay ku qasbay in ay hakiyaan howlihii gargaarka ee ay ka wadeen Deir el-Balah oo ku taal...
ICPAC: Oktoobar ilaa Disembar 2024, Saadaal Xilliyeedka ee dalalka bariga Geeska Afrika
Xarunta Saadaasha iyo Codsiyada Cimilada eeIGAD (ICPAC) ayaa soo saartay saadaal xilliyeedka bilaha Oktoobar ilaa Disembar (OND) ee 2024, waxayna hoosta ka xariiqday inta...
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirweynaha ganacsiga Africa iyo Hindiya
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha’ Mudane Cabdisalaam Shariif Xusseen, ayaa ka qayb galay shirweynaha ganacsiga Africa iyo Hindiya (Indian African conclave 19th CII) ...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo khudbad ka jeediyay shirka Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo China
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo ka qeyb galay Shirka lixaad ee iskaashiga China iyo Afrika ee dhinaca warbaahinta...
Israel oo saacado kahor Gaza ka geysatay weerar ay ku dhinteen 52 ruux
Ugu yaraan 52 ruux oo falastiiniyiin rayid ah ayaa lagu dilay weerarada ay qaadeen ciidamada Israel ee guud ahaan ka dhacay Gaza saacadihii la...
Wasiiru dowlaha Ganacsiga XFS oo ka qeyb-galaya shirweynaha Ganacsiga Afrika
Wasiiru dowlahaWasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Sharif Hussein,ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada New Delhi,halkaa uu kaga qeyb gali...
Tirada dhimashada Falastiiniyiinta oo kor u dhaaftay 40,000
Dilalka Israel ay ka waddo Gaza ayaa weli sii socda,iyadoo weerar lagu qaaday guri ku yaal xerada qaxootiga ee Jabalia ee waqooyiga Gaza lagu...
20 ruux oo saaka u dhintay duqeymo ay fuliyeen Israel
Ugu yaraan 20 falastiiniyiin ah ayaa saaka lagu dilay guud ahaan bartamaha iyo koonfurta Marinka Qaza,kadib markii ay duqeeyeen Nuseirat, Maghazi, Khan Younis iyo...
Shiinaha oo cambaareeyay weerarada Israel ay ku heyso barakacayaasha Falastiin
Shiinaha ayaa cambaareeyay weerarkii dhawaan ay ciidamada Israa’iil ku dileen 100 Falastiiniyiin ah,kadib markii ay duqeeyeen iskuul ay gabbaad ka dhiganaayeen dad barakacayaal ah...










