Wararka Dibadda

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay madaxa hay’adda horumarinta Kuuriyada Koofureed

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay Madaxweynaha hay’adda horumarinta Kuuriyada Koofureed (KOICA) CHANG, Won Sam oo ay...

Safiirka Soomaaliya ee koonfur Afrika oo kulan laqaatay Culimda Soomaaliyeed ee dalkaasi

0
Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee South Africa ayaa la kulamay Guddoonka sare ee hay’adda Al-bayaan ee ka jirta dalkan South africa. Kulan sharafeedkan ey maamulka sare...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay dib u habeynta Ciidamada Xoogga Dalka

0
Taliyaha ciidanka XDS Sarreeye Gaas, Ibraahim Sheekh Muxyaddiin oo uu wehliyo Taliyaha Ciidamada Talyaaniga ayaa ubax dhigay Taallada Daljirka Italy loona yaqaan Taallada geesiyaashii...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Khudbad ka Jeediyay shir madaxeedka Kuuriyada koofureed iyo Afrika

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa khudbad uu ka jeediyay shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika waxa uu ka...

Mas’uul ka tirsan maamulka Abiy Axmed oo la dilay iyo amniga Itoobiya oo faraha...

0
Alebes Adefrash oo ahaa madaxii degmada Efratana Gidem gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday gurigiisa xilli habeen ah. Maamulka degmadu...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galaya shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalaya shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika oo saaka si rasmi ah...

Ra’iisul Wasaare XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Koonfurta Kuuriya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Koonfurta Kuuriya. Ra'iisul wasaaraha iyo wafdigiisa...

Dowladda Soomaaliya oo wadda da’daallo dalka dib loogu soo celinayo dhallinyaro ku dhibteeysan Dalka...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabeysa dhibaatooyinka dhallinyarada u tahriibtay dalka Liibiya ayaa dadaal xoogan ugu jirto sidii dalkooda loogu soo celin lahaa, iyadoo...

Maraykanka iyo Ingiriiska oo weerar ku qaaday Xuutiyiinta Yemen

0
Ciidamada Maraykanka iyo Ingiriiska ayaa duqaymo dhanka cirka ah ku fuliyay 13 goobood oo ku yaallla Magaalada Sanca,kuwaas oo la tilmaamayin ay yihiin bartilmaamedyo...

Madaxweynaha JFS oo booqday qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga bulshada Soomaaliyeed ee Kenya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga bulshada Soomaaliyeed ee ku yaala Xaafadda Islii ee...