Wararka Dibadda

Ciidanka Israa’iil oo Gaza ku dilay Wariye iyo 10 ruux oo ka tirsan qoyskiisa

0
Ciidamada Israa’iil ayaa sii wada weerarrada xagga cirka ah ee ay ku hayaan magaalada Gaza,iyadoo wararku ay sheegayaan in Ciidamada Israa’iil ay buuxda u...

Bolivia oo xiriirka u jartay Israa’iil iyo dalal kale oo u yeeray safiirada ka...

0
Dowladda Bolivia ayaa xiriirka rasmiga ah u jartay Israa’iil ,iyadoo laba dal oo kale oo Latin America ah ay u yeereen safiiradooda ka jooga...

Dhimashada dadka reer Gaza oo kor u dhaaftay 8-kun

0
Duulaanka dhimashada badan ee Israa’iil ayaa weli ka socda Daanta Galbeed ee la haysto halkaas oo tirade dhimashada ay sii mareyso in ka badan...

𝗕𝗮𝗻𝗸𝗶𝗴𝗮 Ziraat Katılım 𝗲𝗲 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗧𝘂𝗿𝗸𝗶𝗴𝗮 Oo 𝗹𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝗳𝘂𝗿𝘁𝗮𝘆 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho Lagu qabatay Munaasabad lagu daah-furay Bangigii ugu horeeyay ee laga leeyahay dalka dibadiisa gaar ahaan Dalka Turkiga oo lagu magacaabo...

Duqeymo weli ka socda Gaza iyo Xamaas oo shuruud xabbad-joojin ah ku xirtay maxaabiista...

0
Iyadoo ay sii socdaan duqeymaha Israa’iil ay ku hayso bartilmaameedyada Qasa,ayaa mas’uul u hadlay Xamaas waxa uu sheegay in aan la sii deyn doonin...

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo si kulul uga hadlay duqeymaha Israa’iil ay ku...

0
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa si ba’an u dhaliilay  duqeymaha joogtada ah ee Israa’iil ay ku hayso Marinka Qaza, sida ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Xoghayaha Joogtada ee Ururka Iskaashiga Islaamka

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa Magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Xoghayaha Ururka Iskaasdhiga Islaamka Dr Xuseen...

R/Wasaaraha Ingiriiska oo maanta booqanaya Masar

0
Ra’iisul wasaaraha Dalka Ingiriiska Britain Rishi Sunak ayaa maanta u safraya Dalka Masar si uu wadahadallo ku saabsan xaaladda Israa’iil iyo Gaza ula yeesho...

Madaxda Gobolka Banaadir oo ka qeybgalay sanadguuradii 10-aad ee dib u howlgalinta cisbitaalka Erdogan...

0
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo xubno kale oo ka socday maamulka cisbitaalka Erdogan,safiirka Turkiga iyo marti...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo gaaray magaaladda Xudur ee Xarunta gobolka Bakool

0
Xuddur:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo wafdi wasiiro iyo xildhibaano uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow soo...