Wararka Dibadda

Israa’iil oo dishay ku xigeenkii madaxa xafiiska Siyaasadda Xamaas

0
Fiidnimadii Xalay, dhaq-dhaqaaqa Xamaas ayaa ku dhawaaqay in la dilay ku xigeenkii madaxa xafiiska siyaasadda Xamaas Saalax Al-Caruuri iyo laba kale oo ka mid...

Midowga Yurub oo taageeray go’aanka ka soo baxay Dowladda Soomaaliya

0
Ururka Midowga Yurub oo ka hadlay Xadgudubka dowladda Itoobiya ayaa  garab istaag u muujiyay Dowladda Soomaaliya. War qoraal ah oo ka soo baxay  Midowga Yurub...

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka telefoonka kula hadlay Amiirka Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Wasaaradda Caafimaadka Falastiiniyiinta oo sheegtay in 950,000 oo isugu jira Haween Uur leh iyo...

0
Wasaaradda caafimaadka Qaza ayaa sheegtay in 50,000 oo Haween Uur leh iyo 900,000 oo Carruur ah  anay haysan daryeelkii Caafimaad ee lagama maarmaanka u...

Ciidanka Israa’iil oo ku sii siqaya bartamaha Gaza iyo 150.000 oo ka barakacay halkaasi

0
Qiyaastii 150,000 oo Falastiiniyiin ah ayaa lagu qasbay inay ka qaxaan degaannada bartamaha Gaza, iyadoo ciidamada Israa’iil ay ku sii siqayaan xeryaha qaxootiga ee...

Washington oo Israa’iil kala hadashay wax kabadalka Dagaalka Qaza

0
La taliyaha amniga Qaranka Mareykanka Jake Sullivan, ayaa Wasiirka arrimaha istaraatiijiyadda Israa’iil Ron Dermer,  kala hadlay in ay u gudbaan  marxalad ka duwan dagaalka...

Turkiga oo ogolaaday in Sweden ay ku biirto NATO

0
Guddiga xiriirka arrimaha dibadda ee Baarlamaanka Turkiga oo kulan ku yeeshay gelinkii danbe ee shalay magaalada Ankara, ayaa ansixiyay ka mid noqoshada Sweden Ururka...

Golaha Ammaanka oo mar kale dib u dhigay codbixin ku aadan Gaza

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale dib u dhigay codeyn loo sameyn lahaa xal ku aadan gaarsiinta gargaarka bini’aadantinimo oo la geeyo...

Dowladda Soomaaliya oo ku Biirtay Iskaashiga (OACPS-EU)

0
Dowlada Faderaal Soomaaliya ayaa maanta si buuxda ugu biirtay wadamada qeyb uga noqday Heshiis Iskaashi Wadaag oo dhexmara xubnaha Ururka Africa, Aribbean iyo Wadamada...

Israa’iil oo sheegtay in ay diyaar u tahay xabbad-joojin cusub

0
Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa la kulmay wakiillada qoysaska ay dadkooda  ku xiranyihiin Qaza, iyadoo uu sii kordhaya cadaadiska Caalamiga ah ee ku...