Wararka Dibadda

‘Itoobiya meeshay ku waddo ma aha waddo tagto meel nabad ah’ (WARBIXIN)

0
Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa waayahaan waxaa dhex yaallay xurguf ka dhex dhalatay kadib markii Itoobiya iyo Maamulka Soomaaliland ay bishii Janaayo Kowdeedii ee sanadkan...

Meydadka 89 muhaajiriin ah oo laga helay badda Atlantik

0
Ilaalada xeebaha dalka Mauritania ayaa soo saaray meydadka 89 qof oo tahriibayaal ah oo la socday dooni Isniintii  ku degtay badweynta Atlaantik. Sagaal qof oo...

Xuska 1-da Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

0
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa martigelisay xaflad lagu xusayey sanadguurada 64-aad ee kasoo wareegatay madax-bannaanida Soomaaliya. Munaasabaddan waxaa ka soo qaybgalay in ka badan...

Xuska 1-da Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

0
Safaaradda Soomaaliya ee Kenya ayaa martigelisay xaflad lagu xusayey sanadguurada 64-aad ee madax-bannaanida Soomaaliya. Munaasabaddan waxaa ka soo qaybgalay in ka badan 70 diblomaasi...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta caqabadaha gobolka

0
 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, oo hadda ku sugan dalka Masar, ayaa maanta oo Sabti ah la...

Dadka Gaza oo wajahaya xaaladihii ugu darnaa ee dhanka nolosha

0
Duqeymo ay fuliyeen ciidanka Israa’iil ayaa lala beegsaday xarun ama goob gabbaad ah oo ku taal magaalada Gaza iyo xero ay ku nool yihiin...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Garsoorka Shiinaha iyo Afrika

0
Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qayb galay shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee Afrika iyo Shiinaha, kaas...

Ciidanka Israel oo weerar ku dilay10 ruux oo mucaawino doon ahaa

0
Ugu yaraan 10 falastiiniyiin ah oo ay ku jiraan ilaalada baabuurta gargaarka ayaa lagu dilay weerar ay Israa’iil ku qaadday dad mucaawino doon ah...

Israa’iil oo xoojisay weerarada waqooyiga, koonfurta iyo bartamaha Gaza

0
Taangiyada Israa’iil ayaa ku sii qulqulaya galbeedka Rafah ee koonfurta Gaza, iyagoo madaafiic ku garaacaya teendhooyinka ay degan yiiin dadka barakacay. Ciidamada Israel ayaa 24-kii...

Duqeymaha Rafax oo kordhaya Iyo rajo la’aanta heshiiskii xabbad-joojinta ee Gaza

0
Ciidanka Israel oo ku hubeysan diyaaradaha qumaatiga u kaca ,kuwa aan duuliyaha laheyn iyo diyaaradaha dagaalka ayaa weerar ku qaadat Rafah, iyadoo dagaalyahanada Falastiiniyiinta...