Wararka Dibadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qudbad ka jeedin doona shirka aan caadiga ahayn ee Ururka...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeedin doona shir deg deg ah oo ay...

Hay’adda Duulista Soomaaliya oo celisay diyaarad sidday wafdi Itoobiyaan ah oo usocotay Hargeysa

0
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, ayaa siisay “reject”codsi ay wadatay diyaarad laga leeyahay dalka Itoobiya oo siday wafdi sare oo Itoobiyaan ah, kuwaasoo doonayey in...

Maraykanka oo damaca Itoobiya ku tilmaamay mid fursad siinaya khawaarijta

0
Dawladda Maraykanka ayaa mar kale si aad u culus uga hor timid xad gudubka Ethiopia ee ka dhanka ah dalkeenna, wuxuuna ku tilmaamay ficilka...

Dagaalka Gaza oo galay maalintii 100-aad iyo dadka dunida oo ku baaqay xabbad-joojin

0
Dad aad u farabadan oo taageersan qadiyadda reer Falastiin ayaa bannaanbaxyo lagu dalbanayo xabad-joojin ka dhigay dalal badan oo dunida ah. Mudaaharaadyada lagu taageeraayo Falastiiniyiinta...

Dowladda Itoobiya oo lagu eedeeyay xasuuq wadareed ka dhan ah Qowmiyadaha daga dalkaas

0
Dowladda Itoobiya oo lagu eedeeyay xasuuq wadareed ka dhan ah Qowmiyadaha daga dalkaas XIGASHO ADDIS STANDARD Isticmaalka aan loo meel dayin ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...

Maraykanka iyo UK oo duqaymo ka geystay Dalka Yemen

0
Ciidamada Maraykanka iyo Ingiriiska ayaa bilaabay duqeymo xagga cirka ah oo ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen kuwaas oo lagu bartilmaameedsanaayey kaydadka hubka, difaaca hawada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraysi gaar ah siiyay warbaahinta Ereteriy

0
Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraysi gaar ah siiyay warbaahinta Ereteriya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Dalka...

President Hassan praises Eritrea’s support for Somalia’s sovereignty

0
President Hassan Sheikh Mohamud has lauded Eritrea’s role in helping Somalia combat the terrorist group al-Shabaab and maintain its sovereignty and territorial integrity. In an...

Sirdoonka Turkiga oo sheegay inay gacanta ku soo dhigeen tiro kamid ah Mossadka Isra’iil

0
Sirdoonka dalka Turkiga ayaa sheegay in Taladadii Shalay ay gacanta ku dhigeen in ka badan 30 Eedeysane oo la sheegay inay ka tirsanyahiin Mossadka...

Israa’iil oo dishay ku xigeenkii madaxa xafiiska Siyaasadda Xamaas

0
Fiidnimadii Xalay, dhaq-dhaqaaqa Xamaas ayaa ku dhawaaqay in la dilay ku xigeenkii madaxa xafiiska siyaasadda Xamaas Saalax Al-Caruuri iyo laba kale oo ka mid...