Maxkamadda ICJ oo maanta go’aamineysa in Isra’el ay joojiso howlgallada milateri ee Gaza.
Masxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) ee hoostagta Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inay soo saarto tillaabooyin deg deg ah oo Israa’iil ku amraya...
Abiye Axmed oo Xasuuqay in ka badan 11,000 oo shacabka Amxaarada ah
Dowladda Itoobiya ayaa xasuuqday In ka badan 11,000 oo rayid ah oo ka tirsanaa Shacabka deegaanka Amxaarada gaar ahaan waqooyiga,sidoo kale Ciidanka Itoobiya ayaa...
Finland oo Ergay gaar ah usoo magacawday arrimaha Nabadda iyo dhexdhexaadinta Geeska Africa
Dowladda Findland ayaa Suldaan Saciid Axmed u magacowday Ergayga gaarka ah ee arrimaha nabadda iyo dhexdhexaadinta geeska Africa, ka dib war rasmi ah oo...
Duqa Muqdisho oo Shirka magaalooyinka ugu qeybgalaya Magaalad Bagdaad
Guddoomiyaha Gobolka Baanadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray Magaalada Bagdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq,...
Malaayiin Itoobiyan ah oo ku barakacay dagaalka xukuumadda Abiy Axmed ay ka waddo gudaha...
Addis Ababa- Malaayiin Ethiopian ah ayaa ku barakacay Dagaalka Xukuumadda Addis Ababa ay ka waddo gudaha waddankeeda iyo Abaaraha, iyadoo lagu eedeeyey maamulka Abiy...
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay dhiggiisa Dalka Masar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Masar Mudane Abdel Fattah El- Sisi ayaa kulan miradhal leh ku yeeshay qasriga...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS: Somaliland waxay ka mid tahay Soomaliya mana geli karto heshiis...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac oo wareysi siiyey Idaacadda iyo Telefishinka Turkiga ee TRT ayaa ka hadlay damaca gurracan...
Duqeyn weli ku socota Gaza iyo Isra’el oo diidan dowlad ay yeelato Falastiin
Ciidamada Israa’iil ay weeraro iyo duqeymo ka fuliyeen goobo ku dhow cisbitaalka Khan Younis’s Nasser ,halkaasi oo ay ka carareen kumanaan ruux,sida,sida uu ku...
Soomaaliya oo Yugaandha kaga qayb galaysa shir looga hadlayo damaca gurracan ee Itoobiya
Wafdi Ballaaran oo uu hoggaaminayo sii hayaha xilka wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ahna wasiiru dowlaha wasaaradda Cali Cumar (Cali Balcad) ayaa maanta gaaray magaalada...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka hadlay Shirka Warbaahinta Carabta ee ka...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS Cabdulaahi Xayir Ducaale ayaa ka war bixiyay kulamo uu la qaatay madaxda ka qayb galaysa Shirka Warbaahinta Carabta...