๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ ๐ ๐จ๐จ la k๐ฎ๐ฅmay w๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ค๐ QM ๐ฎ q๐๐b๐๐ข๐ฅ๐ฌ๐๐ง h๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ d๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ค๐
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige oo ka qeyb galaya Shirweynaha 4-aad ee Horumarinta Maalgashiga Qaramada Midoobay ayaa waxa uu kulan gaar ah...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda oo gaaray dalka Tanzania
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, oo ay wehliyaan Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan...
Danjire Dr Hodon oo khudbad ka jeedisay machadka daraasaadka Afrika ee Shiinaha
Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha, Dr. Hodan Osman Abdi, ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeedisay Machadka Daraasaadka Afrika iyo Shiinaha, taasoo qayb ka ahayd...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda oo gaaray dalka Algeria
Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda XFS Mudane Yusuf Maxamed Adan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay caasimada Algeria, Algeris, Waxaana ku soo dhaweeyay...
Mareykanka oo duqeeyay goobaha Niyuklerka ee Iran
Ciidamada Maraykanku ayaa gantaallo culus ku garaacay xarumaha Nukliyeerka Iran ee Fordow, Natanz iyo Isfahan ,iyadoo madaxweynaha Mareykankana uu ka digay in Iran ay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS ayaa ka qeyb galay shir deg deg ah oo isugu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xalay fiidkii ย kaga qeybgalay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, Shirka degdega ee ay...
Wasiirka Difaaca XFS oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Qatar
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta booqday Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Dooxa.
Waxaa halkaas si...
Wasiir Fiqi oo booqday Kulliyado ciidan oo ku yaal dalka Qatar
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Axmed Macallin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar ayaa booqday Kulliyadda...
Wasiirka caafimaadka Soomaaliya oo guddoomiyey shirka heer wasiir ee ReSCo
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aaam, ahna Guddoomiyaha Ururka ReSCo oo ay ku mideysan yihiin 14 dal...
Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhanka difaaca
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Doha ee dalka Qatar, Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka...










