Wararka Dibadda

Danjiraha JFS ee Uganda oo kulan la qaadatay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalkaasi

0
Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare oo kulan la qaadatay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Uganda Vincent Bagira ayaa kala...

Mucaaradka Syria oo ku dhawaaqay in Dimishiq ay ka xorowday Bashaar Al-Assad

0
Mucaaradka hubeysan ee Suuriya ayaa sheegay in dagaalyahanadooda ay qabsadeen magaalada caasimadda ah ee Dimishiq,isla markaana  madaxweyne Bashaar Al-Asadna uu u baxsaday meel aan...

Maraykanka oo diiday warbixin Amnesty International ay ka soo saartay xasuuqa Gaza

0
Mareykanka ayaa diiday warbixin ay soo saareen hey’adda xuquuqul insaanka ee  Amnesty International ,taas oo sheegtay in ay jiraan caddeeymo dhameystiran oo ku saabsan...

Israel iyo Hezbollah oo bilaabay Xabbad-joojin lagu dhameynayo dagaalada u dhaxeeya

0
Xabbad joojin u dhaxaysa Israa’iil iyo Xisbullah ayaa saaka dhaqangashay, iyada oo rajo laga qabo in xabbad joojintu ay soo afjarto werarada Israel ay...

Wasiir Fiqi:Haddii sharciyada UN iyo AU la iska indho tiro, waxa sii kordhaya isku...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi oo ka qeyb-galay Shirkii 8ᵃᵃᵈ ee Madasha Aragti-Wadaagga Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ee...

Falastiin oo soo dhoweysay baaqa Maxkamadda ICC ee soo qabashada madaxda Israel

0
Dowladda Falastiin ayaa soo dhaweysay amarka maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ay ka soo saartay soo qabashada ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo wasiirkii...

Safiirka Soomaaliya u fadhin doona Shiinaha oo laga guddoomiyey nuqullo ka mid ah warqadaha...

0
Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonta dalka Shiinaha Ambassador Hodan Cusmaan Cabdi ayaa maanta oo Arbaco ah nuqullo kamid ah Warqadaha...

Israel oo dishay in ka badan 100 qof oo ku sugnaa Gaza iyo Lubnaan

0
In ka badan 50 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay duqeymaha cirka ee Israel ee guud ahaan Gaza, sida ay ilo-wareedyo caafimaad u sheegeen Al...

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shirka 7aad ee Solorka Adduunka

0
Magaalada New Delhi ee Caasimadda dalka Hindiya waxaa ka furmay shirkii 7aad ee Golaha Wadamada ku bahoobay Isbahaysiga Solarka Aduunka (Seventh Session of the...

Doorashooyinka madaxtinimmo ee Mareykanka oo maanta ka dhacaya dalkaasi

0
Doorashooyinka dalka Mareykanka ee Madaxweynaha iyo qaar ka mid ah kuraasta sharci-dejinta ayaa maanta oo ay bishu tahay 5 November dadweynaha dalkaasi u dareeri...