Wararka Dibadda

Israel oo in ka badan 60 ruux ku dishay Gaza iyo Yemen

0
Agaasimaha cisbitaalka Kamaal Adwan ee woqooyiga Gaza ayaa sheegay in ilaa 50 qof ay ku dhinteen duqeyn ay Israelย  ku fulisay dhismo ku dhow...

Wasiiru Dowlaha arrimaha dibadda XFS oo Adis-ababa kula kulmay dhiggiisa Itoobiya

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa maanta kulan laba geesood ah la yeeshay...

Soomaaliya oo la wareegtay xilka Guddoomiyaha Golaha Wasiirrada Gaashaandhigga ee EASF

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Rwanda kala wareegtay Hoggaanka Ciidanka Heeganka ee Bariga Afrika (EASF) oo ah urur goboleed uu waajibaadkiisu yahay kor u...

Xuutiyiinta oo gantaal la beegsaday Tel Aviv iyo xasuuqa Israel oo weli ka socda...

0
Milatariga Israel ayaa sheegay in gantaal laga soo tuuray Yemen uu ku dhacay aagga Tel Aviv ka dib markii nidaamyada difaaca cirka ay awoodi...

Israel oo duqeysay Gaza iyo goobo muhiim ah oo ku yaalla Yemen

0
Ciidamada Israaโ€™iil ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Qaza, iyagoo dhulka goโ€™doonsan ee woqooyiga ku dilay ugu yaraan 16 falastiiniyiin ah oo ay...

Wasiiru Dowlaha Howla guud XFS oo ka qeyb galay shirka Wasiirada Howla guud ee...

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howla guud dib u dhiska iyo Guriyeynta ee XFS Xildhibaan Siciid Maxamed Maxamuud (Xayd) ayaa ka qeyb galay shirka Wasiirada Howla...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan gaar ah la qaatay madaxweyne ku-xigeenka Heyโ€™adda ๐ˆ๐…๐‚

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐๐ข๐ข๐ฑ๐ข ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐‚๐ข๐ ๐ž ayaa kulan gaar ah oo miro-dhal ah la qaatay madaxweyne ku-xigeenka Heyโ€™adda ๐ˆ๐…๐‚ oo arrimaha...

Danjiraha JFS ee Shiinaha kulan la qaadatay Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Shiinaha u...

0
Danjiraha dowladda Soomaaliya ee dalka Shiinaha Ambassador Hodan Cusmaan Cabdi ayaa maanta magaalada Beijing kulan kula qaadatay Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Shiinaha u...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeybgalay shirka Sanad laha ah ee Maaliyadda Afrika

0
Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Biixi Imaan Cige ayaa maalintii Labaad ka qeyb galaya shirka Sanad laha ah ee Maaliyadda Afrika (๐€๐Ÿ๐ซi๐œ๐š ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐’๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐ข๐ญ) oo...

Safiirka JFS ee Uganda oo kulan la qaadatay Odayaasha iyo Waxgaradka ku nool dalkaasi

0
Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda, Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta kulan muhiim ah kula qaadatay Xarunta Safaaradda qaar ka mid ah Odayaasha iyo...