Israa’iil oo xoojisay duqeymaha Gaza,isla markaana dishay 22 ruux
Ciidamada Israel ayaa sare u qaaday weerarada ay ku hayaan deegaanada Gaza, iyagoo duqeymo ka geystay xarun iskuul iyo guryo badan oo ku yiillay...
Wasiir Roobow oo saxiixay qoondada Soomaaliya ee xajka sanadkan
Waxaa si rasmi ah ugu furmey dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, gaar ahaan magaalada Jeddah shir-weynaha/Maxdarka guud ee sanadlaha ah, kaasoo socon doona muddo 3...
Madaxweynaha JFS oo maanta soo gabagabeyn doono socdaalkiisa rasmiga ah ee Ethiopia
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii labaad ku sugan Itoobiya kadib casuumaaddii uu u fidiyay Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed si...
Israel oo dagaalka Gaza ka geysatay dhimashada in ka badan 46000
Ugu yaraan 22 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada Israa’iil ee Gaza tan iyo waaberigii Khamiistii ee shalay sida ay ku warameen ilo caafimaad...
Agaasimaha SOMINVEST ee Soomaaliya oo la kulmay Hay’adda Maalgelinta Tooska ah ee Kuwait
Agaasimaha Xafiiska Dhirigelinta Maalgashiga Soomaaliya (SOMINVEST) ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha (MoPIED), Maxamed Dubo, ayaa maanta kulan muhiim ah kula yeeshay magaalada...
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐊𝐚 𝐐𝐚𝐲𝐛 𝐆𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝-𝐤𝐚 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐞𝐞 𝐊𝐮𝐰𝐚𝐢𝐭
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka Kuwait kaga qayb galay kulanka ugu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Kampala
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamza Haadow, ayaa...
Dhulgariir geystay waxyeello badan oo ku dhuftay Tibet
Wakaaladda wararka Xinhua ee Shiinaha ayaa ku warramaya in dhulgariir xooggan oo ku dhuftay gobolka Tibet ay ku dhinteen ugu yaraan 53 qof, isla...
Israel oo duqeysay Qaza dhinacna kala xaajooneysa Xamaas
Ciidamada Israel ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Gaza, iyagoo ugu yaraan todobo falastiiniyiin ah ku dilay Rafah iyo Bureij,kadib markii saacadihii u...
isra’el oo xannibtay gargaarka kadib roob wata daadad oo ka da’ay Gaza
Qaramada Midoobay ayaa ku eedaysay Israa’iil inay sii waddo hor-istaaga gargaarka bini’aadanimo ee ku socda Gaza,xilli roobab mahiigaan ah oo watay daadad ay ku...