Isra’el oo xirtay dad u dabbaaldegayey sii deynta maxaabiista Falastiin
Booliiska Israa’iil ayaa xiray 12 Falastiiniyiin ah oo ku sugnaa bariga Quddus ee la haysto, kaddib markii ay u dabaaldegeen sii deynta 110 maxbuus...
Laba diyaaradood oo ku dhacay duleedka Washington
Diyaarad rakaab ah iyo mid kale oo helikobter ah ayaa ku dhacay meel u dhow garoonka qaranka Reagan ee duleedka Magaalada Washington, DC,sida ay...
Shir Looga Hadlaayo Tamarta Afrika oo ka furmay Tanzania
Waxaa maanta magaalada Dar-es-Salam ee dalka Tanzania ka furmay shirka Tamarta Afrika,kaas oo ay isu imaanayaan hoggaamiyeyaasha qaaradda Afrika, daneeyayaasha tamarta iyo xubmo kale...
Soomaaliya iyo Masar oo yeeshay wada-hadallo la xiriira qorshaha ka qeyb galka Masar ee...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagebeysay wada-hadallo dhanka farsamada ah oo ay la yeelatay Jamhuuriyadda Carabta Masar, kuwaas oo ku saabsan qorshaha ka...
Wajigii 2-aad Xamas iyo Israel oo isweydaarsaday maxaabiis
Xamaas ayaa sii daysay afar haween ah,halka Israel ay sidoo kale wareejiyeen 200 oo ruux,kadib dhexdhexaadin ay sameeyeen saraakiisha Laanqayrta Cas ee ku sugan Gaza.
Xamaas...
Daacish oo laga qabsaday taliskii ugu weynaa ee Tuursamaale
Boosaaso: Ciidamada Daraawiishta Puntland ee howlgalka Hillaac, oo ujeedkiisu yahay ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah, ayaa saacado ka hor ku guuleystay inay la wareegaan taliskii...
Israel oo ku hanjabtay in hawlgallo dheeraad ah ay ka fulineyso Daanta Galbeed
Milatariga iyo sirdoonka Israa’iil ayaa sheegay in howlgal xiriir ah laga fulin doono Jenin iyadoo Israa’iil ay wajaheyso dagaal fool-ka-fool ah oo hadda u...
Israel oo dishay 10 ruux iyo 120 meyd oo laga helay Gaza
Ugu yaraan 10 falastiiniyiin ah ayaa la dilay tiro kalena waxaa lagu dhaawacay weerar ay ciidamada Israel ku qaadeen daanta galbeed ,gaar ahaan magaalada...
Xamaas iyo Israa’iil oo maxaabiis isdhaafsaday
Saddex kamid ah maxaabiis Israa’iiliyiin ah ayaa laga sii daayay Gaza, iyadoo lagu wareejiyay ciidamada Israa’iill, taasi oo ah wajiga ugu horeeyay ee xabbad-joojin...
Wasiir Fiqi iyo madaxweyne ku-xigeenka Kenya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga gobolka
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS, Danjire Axmed Macallim Fiqi ayaa garoonka diyaaradaha ee jomo kenyatta magaalada Nairobi kula kulmay madaxweyne ku-xigeenka Kenya, Kithure Kindiki.
Wasiir Fiqi...