Safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka oo gobolka Minnesota ka bilaawday adeega bixinta Baasaboorka.
Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Washington DC ee magaalo madaxda dalka Maraykanka oo in dhawaalaba ku howlaneyd dadaallo ku aadan sidii ay u...
Dilkii Madaxweynihii hore ee Heyti oo loo xiray Dhaqtar muhiim ah
Booliska Heyti ayaa sheegay inay xireen dhaqtar ay rumeysan yihiin inuu yahay eedeysane muhiim ah oo la tilmaamay in uu ka dambeeyay abaabulka dilkii...
Dawladda Qatar oo si kulul u cambaaraysay weerarkii lagu qaaday Taliyaha Guud ee Booliska...
Dawladda Qatar ayaa si kulul u cambaaraysay falkii argagaxisanimo oo lala eegtay kolonyadii uu la socday Taliyaha Guud ee Booliska Gobolka Banaadir , kaasoo...
Tahriibayaal ku geeriyooday shil Gaari oo ka dhacay Turkiga
Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhimatay 20 kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii bas yar oo ay saarnaayeen Tahriibayaal sharci darro...
Madaxweynaha Turkiga oo la kulmay dhigiisa Falastiin Mahmoud Abbas
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhigiisa Falastiin Mahmoud Abbas ayaa kulan albaabadu u xiran yihiin ku wada yeeshay magaalada Istanbul ee dalka turkiga,kulanka...
Waa sidee xaalka dekadda Dubai oo maalinti shalay dab ka kacay?
Markab qaada konteenarada ayaa dab ku qabsaday mid kamid ah dekadaha ugu mashquulka badan caalamka ee Dubai, gelintii dambe Arbacadii shalay, mas’uuliyiinta maxaliga ah...
TPLF oo aqbashay Heshiis Xabbad joojin ah oo horey u diiday
Jeneraal Tsadkan Gebretensae, oo ah hoggaanka Militiriga ee TPLF, ayaa ku dhawaaqay in ay diyaar u yahiin dhaqaqn galinta xabbadjoojin heshiis lagu yahay iyo...
Diyaarad siday ciidamo oo ku burburtay Dalka Filibiin
Diyaarad Milatari oo daabulaysa ciidamo ayaa ku burburtay koonfurta dalka Filibiin kadib markii ay isku dayday in ay soo cagadhigato dhabbaha garoonka jasiirada Jolo,...
XILDHIBAANKII UGU HORREEYAY EE SOOMAALI AH OO KU GUULEYSTAY KA MID NOQOSHADA BAARLAMAANKA FINLAND.
Kaddib markii ay Silvia Midig oo ka tirsan baarlamaanka Yurub ay shaaca ka qaadday in aanay siyaasadda gudaha Finland dib ugu soo laabanayn ayaa...
Wasiirka caafimaadka Galmudug oo daahfuray Shirka isku xirka mashaariicda caafimaadka Galmudug
Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee dowlad goboleedka Galmudug Dr. Abdiwali Abdulahi jaamac ayaa maanta si rasmi ah u daah furay shirka isku xirka mashaariicda Caafimaadka...