Wararka Dibadda

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada gole ee Gobollada...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada gole ee Gobollada Waqooyi, ayaa sheegay in...

Maamulka gobolka Banaadir oo kaashanaya AMISOM ayaa tababar u furay qaybaha kala duwan ee...

0
Moqdisho: Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashanaya AMISOM ayaa tababar kor loogu qaadayo xirfadda qoraalka iyo fahanka warbaahinta danabeedka u qabtay saxafiyiin ka kala socda...

Afganistaan: dagaalka u dhexeeya ciidamada iyo Taalibaan oo sii xoogeystay

0
Dagaallo u dhexeeya ciidamada Afghanistan iyo Taalibaan  ayaa ku sii fidaya gudaha dalkaasi,iyadoo saddex gobol oo ku yaal koonfurta iyo galbeedka dalkaasi ay wajahayaan...

Jadwalka doorashada Aqalka sare ee K/galbeed oo la shaaciyay

0
Iyadoo madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen uu shaaciyay Liiska xubnaha u tartamaya Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa hadana...

Duulimaadkii ugu horreeyay ee sida shaqaale Afganistaan ah oo gaaray​​ Mareykanka:

0
Duulimaadkii ugu horreeyay ee ay la socdaan dad ka badan 221 ruux oo isugu jiray shaqaale turjubaanno ah,qoysaskooda iyo kuwo kale,isla markaana  ay ku...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha oo booqday xarumo amni oo ku yaalla dalkaas

0
Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha Cawaale Cali Kulane, ayaa magaalada Beijing kula kulmay madaxa Jaamacadda Booliska ee dalka shiinaha Ma Jinqi. Laba mas’uul ayaa waxay...

Mareykanka oo Hindiya kala hadlaya hagaajinta xuquuqda aadanaha

0
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken, ayaa Arbacadan maanta ah la kulmaya dhigiisa dalka India ka hor kulan oo la qaadan doono ra’isul wasaare...

Dad kuleyl dartiis ugu geeriyooday wadanka Japan

0
Labaatan iyo saddex (23) ruux ayaa u dhintay kuleyl daran oo ku dhuftay dalka Japan isbuuc gudihiis, sida ay sheegtay Wakaaladda maareynta masiibooyinka ee...

Shil sababay dhimasho badan oo ka dhacay Hindiya

0
Ugu yeraan 18 qof oo shaqaale muhaajiriin ah ayaa dhimatay ka dib markii gaari weyn jiirey rakaab la socday bas marayay gobolka waqooyiga India...

Dowladaha Labada Kuuriya oo dib u furayo khadadka isgaarsiinta ee ka dhaxeeyay labada Dal.

0
Labada Kuuriya oo ku heshiiyay inay soo celiyaan xiriirkii ka dhaxeeyay Kuuriyada Waqooyi ayaa ku dhawaaqday subaxnimadii hore ee saakay in dib loo furayo khadadka...