Wararka Dibadda

Wax ka ogow safarka dhaxal sugaha Sacuudiga uu ku tagay Qatar

0
Dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa safar ku tagay dalka Qatar markii ugu horeysay tan iyo markii la qaaday xayiraaddii Dooxa la saaray...

Ra’iisul Wasaarihii Burkiina Faaso oo xilkii laga qaaday

0
Madaxweynaha Burkiina Faaso Roch Marc Christian Kabore ayaa shaqada ka ceyriyay ra’iisul wasaarihii dalkaaasi, iyadoo ay sii kordhayaan qalalaaso dhanka amniga ah oo ay...

faransiiska oo sii daayey ruux loogu shakisanaa inuu lug ku lahaa dilkii Wariye Jamal...

0
Wadanka Faransiiska waxaa xabsiga laga sii daayey qof ay hore ugu xireen inuu ku lug lahaa dilkii ka dhacay Istanbul 2018-kii kaas oo lagu...

Hindiya: Diyaarad uu la socday Madaxa Difaaca oo burburtay

0
Diyaarad Helicopter ah oo uu la socday Taliyaha Ciidamada Hindiya General Bipin Rawat iyo saraakiil kale,ayaa maanta ku burburtay Gobolka Tamiil Naadu ee koonfurta...

Hogaamiyaasha Zambia iyo Malawi ayaa ku dhawaaqay inay dhisi doonaan xiriir ganacsi iyo mid...

0
Madaxweynaha Zambia Hakainde Hichilema iyo madaxweynaha Malawi Lazarous Chakwera ayaa ku heshiiyey in la dardargeliyo ka shaqaynta isku xidhka xadka u dhexeeya labada dal...

Mareykanka oo sheegay inay gacanta ku dhigeen Hub iyo Saliid laga leeyahay Iiraan

0
War qoraal ah oo ka soo baxay Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Ciidamada Badda Mareykanka ay la wareegeen Hub, Shixnad Saliid ah...

Wasiirka xannaanada xoolaha XFS oo Jabuuti kaga qeyb-galay shir looga hadlayo tayaynta xoola dhaqatada

0
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa DFS Xil. Maxamed Aadan Macalin (Somali) iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa kaga qeybgalay shir heer sare oo...

Wasiirka Caddaalada oo ka qeyb galay shirka Wasiirada Jaamacadda Carabta

0
Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo u wehliyo Danjiraha Soomaaliya ee Masar ahna Wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda...

Wasaaradda Warfaafinta iyo safaaradda Shiinaha oo heshiis kala saxiixday

0
Heshiiskan is-af-garadka ah waxaa uu ku saabsan yahay dayactirka iyo qalabeynta Tiyaatarka qaranka, Radio Muqdisho iyo wakaaladda wararka SONNA, waxaana kala saxiixday wasiirka warfaafinta,...

Adama Barrow oo dib loogu doortay madaxtinimada dalka Gambiya

0
Gambiya: -SONNA-Guddiga doorashooyinka dalka Gambiya ayaa sheegay in Adama Barrow ku guuleystay doorashadii dalkaas  ka dhacaday Sabtidi. Guddiga ayaa sheegay in Barrow helay 53% codadkii...