Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ฎ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐
๐, ๐๐๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ ๐๐ฅ๐ฒ๐๐๐ฌ ๐๐ก๐๐๐ค๐ก ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ ๐๐๐ฎ๐๐๐ค๐๐ซ, ๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐๐ก๐ข๐ซ๐ ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ฌ๐๐ซ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐...
Raโiisul Wasaare Xamsa oo gaaray Qaahira
Afhayeenka Xukuumadda Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa faahfaahin ka bixiyey socdaalka Raโiisul Wasaaraha iyo wafdi uu hoggaaminayo ay xalay ugu ambabaxeen magaalada Qaahira ee xarunta...
Wasiirka Tamarta iyo kheyraadka Biyaha XFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Qadar
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qadar ayaa magaalada Dooxa kula kulmay Wasiirka...
Guddoomiye Abshirow oo ka qeyb galay shirweynaha Baarlamaanka Carabta
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hogaaminayo ayaa Magaaladda Qaahira...
Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood
Safiirka dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriyada Koonfureed ee dalka Kenya Ambassador KANG Hyung-shik.
โWaxaa...
Wasiir Fiqi oo ka qayb galay kulan heerkiisu sarreeyo oo lagu qabtay New York
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa khudbad ka jeediyay kulan heerkiisu sarreeyo oo ahaa dood furan oo Golaha...
Wasiir Biixi oo Ethiopia uga qaybgalay shirka Madasha Iskaashiga Geeska Afrika
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa magaalada Addis Ababa ee Dalka Ethiopia uga qeyb galay shirka ๐๐-๐๐๐ ee Wasiirada Maaliyadda...
Riyadh:Mareykanka iyo Ruushka oo ka wadahadlaya xalka dagaalka Ukraine
Masโuuliyiin sarsare oo Maraykan iyo Ruush ah, ayaa lagu wadaa inay maanta oo talaado ah ku kulmaan magaalada Riyadh ee Dalka Sacuudu Carabiya si...
Wakiilada Israel oo Masar kala hadlaya kordhinta xabbad-joojinta Gaza
Waklillo ka socda Israel ayaa u ambabaxay Magaalada Qaahira ee Daka Masar si loo kordhiyo heshiiska xabbad joojinta Gaza ee ay qeybta ka yihiin...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Adis-ababa oo uu ka socda shirka 38-aad ee Midowga Afrika kula kulmay Xoghayaha Guud...