In ka badan 90 muhaajiriin ah oo laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Tuunis
Ciidamada xeebaha dalka Tuunis ayaa soo badbaadiyay 93 tahriibayaal ah kuwaas oo doonayaya inay si qarsoodi ah tahariib ku galaan qaaradda Yurub.
Dowladda Tuunis ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga Tanzania oo geeriyooday
Darussalam- Wasiirkii Gaashaanidhigga dalka Tanzania Elias Kwandikwa ayaa geeriyooday sida uu sheegay wargeyska The Citizen ee ka soo baxa dalkaas .
Elias Kwandikwa oo 55...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada gole ee Gobollada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada gole ee Gobollada Waqooyi, ayaa sheegay in...
Maamulka gobolka Banaadir oo kaashanaya AMISOM ayaa tababar u furay qaybaha kala duwan ee...
Moqdisho: Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashanaya AMISOM ayaa tababar kor loogu qaadayo xirfadda qoraalka iyo fahanka warbaahinta danabeedka u qabtay saxafiyiin ka kala socda...
Afganistaan: dagaalka u dhexeeya ciidamada iyo Taalibaan oo sii xoogeystay
Dagaallo u dhexeeya ciidamada Afghanistan iyo Taalibaan ayaa ku sii fidaya gudaha dalkaasi,iyadoo saddex gobol oo ku yaal koonfurta iyo galbeedka dalkaasi ay wajahayaan...
Jadwalka doorashada Aqalka sare ee K/galbeed oo la shaaciyay
Iyadoo madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen uu shaaciyay Liiska xubnaha u tartamaya Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa hadana...
Duulimaadkii ugu horreeyay ee sida shaqaale Afganistaan ah oo gaaray Mareykanka:
Duulimaadkii ugu horreeyay ee ay la socdaan dad ka badan 221 ruux oo isugu jiray shaqaale turjubaanno ah,qoysaskooda iyo kuwo kale,isla markaana ay ku...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha oo booqday xarumo amni oo ku yaalla dalkaas
Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha Cawaale Cali Kulane, ayaa magaalada Beijing kula kulmay madaxa Jaamacadda Booliska ee dalka shiinaha Ma Jinqi.
Laba mas’uul ayaa waxay...
Mareykanka oo Hindiya kala hadlaya hagaajinta xuquuqda aadanaha
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken, ayaa Arbacadan maanta ah la kulmaya dhigiisa dalka India ka hor kulan oo la qaadan doono ra’isul wasaare...
Dad kuleyl dartiis ugu geeriyooday wadanka Japan
Labaatan iyo saddex (23) ruux ayaa u dhintay kuleyl daran oo ku dhuftay dalka Japan isbuuc gudihiis, sida ay sheegtay Wakaaladda maareynta masiibooyinka ee...