Kuuriyada Waqooyi oo mar kale tijaabisay gantaallo ballistic ah
Kuuriyada Waqooyi ayaa ugu yaraan hal gantaal oo nuuca ballistigga ah ku ridday biyaha badda dhanka bari ee gacanka,sida ay ka dhawaajiyeen Kuuriyada Koonfureed...
Madaxweynaha dowlada degaanka soomaalida oo la loo doortay
Madaxweyne Mustafe Cumar ayaa loo doortay inuu hoggaamiyo Deegaanka Somalida Jigjiga shanta sano ee soo socota.,Madaxweyne Mustafe ayaa seddexdii sano ee lasoo dhaafay Deegaanka...
Hindiya: 24 ruux oo ku dhintay daadad ku dhuftay gobolka Kerala:
Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhimatay fatahaado ku dhuftay koonfurta Dalka Hindiya, kadib markii roobab mahiigaan ah ay sababeen in wabiyadu ay buux...
Madaxweynaha Turkiga oo booqasho ku maraya dalal ka tirsan Afrika
Turkiga oo xoojinaya xiriirka uu lee yahay waddamada Afrika, ayaa maanta oo Axad ah waxaa dalka Angola tegaya wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne Recep Tayyip...
Wasiiradda Arrimaha Dibedda dalalka Iran iyo Shiinaha oo ka wada hadlay heshiiska Nuclearka Iran
Wasiirka arrimaha dibedda Iran Hossein Amirabdollahian ayaa wada hadal la yeeshay dhiggiisa Shiinaha Wang Yi wada hadalka ayaa ku saabsan heshiiska nukliyeerka Iran oo...
Ra’iisul wasaaraha Suudaan oo sheegay in uu ku howlanyahay qorshe dalkiisa looga saarayo dhibaatada...
Ra’iisul wasaaraha dalka Suudaan Cabdalla Xamadook ayaa Jimcihii shalay shaaca ka qaaday in uu damacsanyahay meel marinta qorshe cusub oo lagu soo afjarayo khilaafka...
Mareykanka oo taageero u fidiyay qoyskii ku waxyeeloobay duqeyntii Droniska ee Kaabul
Waaxda Difaaca Mareykanka ee Pentagon -ka ayaa dhambaal tacsi ah iyo lacago aan la cayimin u fidisay qoyskii 10 qof oo rayid ah oo...
Mareykanka oo taageero u fidiyay qoyskii ku waxyeeloobay duqeyntii Droniska ee Kaabul
Waaxda Difaaca Mareykanka ee Pentagon -ka ayaa dhambaal tacsi ah iyo lacago aan la cayimin u fidisay qoyskii 10 qof oo rayid ah oo...
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka UK oo u geeriyooday dhaawac tooreey ah oo maanta loo...
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka UK oo lagu magacaabi jiray David Amess ayaa deegaanka laga soo doorto ee Leigh-on-Sea ugu geeriyooday dhaawac tooreey ah oo...
Weerar loo adeegsaday Qaanso iyo Fallaadho oo ka dhacay Norway
Shan qof ayaa dhimatay, laba kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo, ka dib markii nin ku hubeysnaa qaanso iyo fallaadho uu magaalada Kongsberg ee dhacda...