Dalalka Turkiga,pakistan iyo Azerbaijan oo dhoolatus Ciidan sameeyey
Ciidamada Milatariga dalalkaTurkiga,Azerbaijani iyo Pakistan ayaa markii ugu horeysay dhoolatus wada jir ah qabtay tababarkan ayaa socon doona 12-ka ilaa 20-ka bisha September magaalada...
Wasiirka Maaliyadda iyo Wakiilka Qaramada Midoobe oo ka wada hadlay dhaqaalaha Doorashooyinka
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya Amb James Swan oo ku booqday xarunta...
QM oo xaalad quus ah ka muujisay xaaladda dalka Yemen oo ku dhawaad 7...
Ergeyga cusub ee xoghayaha guud ee QM u magacaabay dalka Yemen ayaa sheegay in waddanka ugu saboolsan Carabta ay ku xiran tahay nabad galyadiisa...
Xog laga helay Duqeeyntii Ciidamada Mareykanka ay ka fuliyeen Afgaanistaan
Wargeyska The New York Times ayaa Jimcihii shalay daabacday war ka hor imaanaya warbixintii Ciidamada Mareykanka ee ku saabsaneed duqeyntii dhawaan ay ka fuliyeen...
Mareykanka oo maanta xusaya dhacdadii 11-kii Setembar .
Madaxda Mareykanka iyo shacabka dalkaasi ayaa isu diyaarinaaya ka qeybgalka xus loo sameynaayo dad gaaraya 2,977 qof oo ku dhintay weerarkii 11-kii Setembar ee...
Qaramada Midoobay oo ka digtay halis burbur oo ku wajahan Afghanistan
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in Afgaanistaan ay halis ugu jirto burbur guud,ka dib markii dalkaasi ay soo wajaheen dhibaatooyin ay ka mid yihiin,...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa dalka...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo booqasho ku jooga magaalada Qaahira ayaa kulan gaar ah...
Turkiga oo badbaadiyay 95 ruux oo magangalyo doon ah
Ciidamada ilaalada xeebaha Turkiga ayaa badbaadiyay 95 ruuuc oo magangalyo doon ah, kadib markii Ilaalada Xeebaha Giriigga ay si qasab ah dib ugu soo...
Wiil oo uu dhalay madaxweynihii hore ee Liibiya oo xabsiga laga sii daayey
Wiil oo uu dhalay hogaamiyihii hore ee dalka Liibiya Mucamar Al -Qadaafi ayaa laga sii daayay xabsi ku yaalla magaalada caasimadda ah ee Tripoli,...
Turkiga oo cambaareeyey talaabada ay ciidanku xukunka uga tuureen madaxweynihii dalka Guinea
Dowladda Turkiga ayaa cambaaraysay talaabadii Militariga Dalka Guinea xukunka kaga tuureen madaxweynihii dalkaas Alpha Conde.
“Turkigu wuxuu ka soo horjeedaa isku dayada lagu doonayo in...