Anthony Blinken Oo Ku Booriyey Abiya Axmed In Uu Qaboojiyo Qalaalaasaha Dalkiisa Ka Socda!
Anthony Blinken, Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa ku booriyay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiya Axmed, inuu qaato mas’uuliyad waxa ka socda dalka, isla markaana...
Duqa Muqdisho oo qaabbilay wafdi heer sare ah oo socda Dowladda Finland
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabbilay wafdi...
Qeylo dhaan xooggan oo laga muujiyay abaaraha ku dhuftay Wajeer
Biyo la’aan baahsan oo ay dhaliyeen abaaro dabadheeraaday oo ka jira Gobolka Wajeer ee Woqooyiga dalka Kenya ayaa sababay waxyeello ba’an oo soo gaartay...
Midowga Afrika oo canbaareeyay qaraxyadii ka dhacay Uganda
Ururka Midowga Afrika ayaa si adag u canbaareeyay labadii qarax ee shalay lala beegsaday caasimadda Uganda ee Kampala.
Guddoomiyaha Miodwaga Afrika, Muuse faki ayaa tacsi...
Kenya oo xirtay Toddobo kamid ah Saraakiisha ilaalada xabsiyada dalkeeda.
Toddobo kamid ah saraakiisha xabsiyada Kenya ayaa la xiray kadib markii saddex Maxbuus ay ka baxsadeen xabsi si weyn amnigiisa loo ilaaliyo oo ku...
QM oo maanta ka shiraysa xaaladda Soomaaliya
James Swan oo ah wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee QM, iyo madaxa AMISOM, Danjire Francisco Madeira ayaa warbixin ku saabsan Soomaaliya looga...
Waa maxay sababta Mareykanka looga mamnuucay Madaxda sare ee dalka Nicaragua?
Madaxweyne Joe Biden ayaa Talaadadii shalay ka mamnuucay madaxda sare ee dowladda Nicaragua inay soo galaan Mareykanka, tallaabadan uu qaaday Biden ayaa waxay jawaab...
Dagaalo ka socda koonfurta Ma’rib ee dalka Yeman
Jiida koonfureed ee Ma’rib ayaa la sheegayaa maanta oo Arbaco ah in ay ka dhaceen dagaallo aad u qaraar, sida ay ku soo warramayaan...
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka oo booqanaaya dalal ay Kenya ku jirto
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Anthony Blinken, ayaa lagu wada inuu booqdo dhowr dal oo Afrikaan ah.
Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa bayaan ay soo...
Dad mudaaharadayaal ah oo lagu dilay Suudaan 2 Saacadood ka hor
Dad Goob joogayaal ah iyo kooxaha gurmadka degdega ah ayaa sheegay in 5 qof oo ka mid ah dadka mudaaharaadayaasha ah la dilay, iyada...










