Wararka Dibadda

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub...

Shirkadaha Qaamuus iyo Safar oo ka shaqeeya waxbarashada oo heshiis kala saxiixday

0
Mas’uuliyiin ka kala socotay Akademiyadda waxbarashada Qaamuus International ee uu fadhigeedu yahay Muqdisho iyo shirkadda waxbarashada Zafar ee dalka Suudaan ayaa heshiis iskaashi iyo...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay qaraxii ka dhacay Imaaraadka

0
Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Imaaraadka Carabta. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa...

UK oo hub siineysa Ukraine

0
Wasiirka difaaca ee dalka Ingiriiska, Ben Wallace ayaa sheegay in dowladdiisu ay billowday inay Ukraine siiso hubka lidka taangiyada si ay isu difaacdo. Taageerada Millateri...

Ciidamada Suudaan oo toogasho ku dilay dad dibadbax dhigaayey

0
Ciidamada ammaanka ee dalka Suudaan ayaa toogasho ku dilay 7 qof, tiro kalena dhaawacay kadib markii ay rasaas nool-nool u adeegsadeen dibed baxayaal si...

Dowladda UK oo Soomaaliya ugu deeqday 10 milyan oo dollar oo loogu talagalay dadka...

0
London- Dowladda UK, ayaa Soomaaliya ugu deeqday in ka badan 10 milyan oo dollar oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka abaaraha saameeyeen Wasiirka arrimaha...

Dowladda UK oo Soomaaliya ugu deeqday 10 milyan oo dollar oo loogu talagalay dadka...

0
Dowladda UK, ayaa Soomaaliya ugu deeqday in ka badan 10 milyan oo dollar oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka abaaraha saameeyeen Wasiirka arrimaha Afrika...

Iiraan iyo Shiinaha oo bilaabay hirgelinta heshiis muhiim

0
Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan, Hossein Amir-Abdollahian,  ayaa sheegay in heshiis istiraatijiyadeed oo  socon doona 25 sano ah oo ay Shiinaha la saxiixdeen bishii...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KHADKA TALEEFOONKA KULA HADLAY MADAXWEYNAHA GOLAHA MADAXTOOYADA LIIBIYA

0
Madaxweynaha Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khadka taleefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Liibiya Mudane Dr. Maxamed Yuunis Al-Manfi ayaa uga mahadceliyey doorkii uu ka...

WHO oo sheegtay in 15 milyan oo qof laga helay Covid-19 toddobaadkii hore

0
Ururka caafimaadka aduunka ee WHO ayaa sheegay in in ka badan 15-Milyan bulshada caalamka ah oo laga qaaday baaritaa ku aadan xanuunka Covid-19 la...