Wararka Dibadda

Ra’iisal wasaaraha dalka Suudaan Cabdullaahi Xamduuk oo is casilay

0
Ra’iisal wasaaraha dalka Suudaan Cabdullaahi Xamduuk ayaa ku dhawaaqay inuu is casilay.arrintaa ayaa timid kadib markii uu caawa khudbad u jeeday shacabka Suudaan taas...

Mareykanka oo 3 dal ka saaray barnaamij ganacsi oo loogu talagalay Afrika

0
War qoraal ah oo uu soo saaray, Wakiilka Ganacsiga ee Mareykanka,ayaa lagu sheegay in dalalka Itoobiya,Maali iyo Gini laga joojiyay barnaamijka ganacsiga canshuur la’aanta...

Ola Qaradawi oo xabsiga laga sii daayey

0
Sida ay baahisay Wakaaladda wararka ee Masar ee MENA oo soo xiganaysa ilo rasmi ah oo aan la magacaabin ayaa sheegtay in dacwad oogaha...

Heya’adda socdaalka dalka Sweden oo sheegtay 27,340 qof oo u dhashay dalka Suuriya la...

0
Warbixin ay bixisay Heya’adda socdaalka dalka Sweden ayaa lagu sheegay in sanadkii 2021 dhalashada dalka Sweden  la siiyey 27,340 qof oo u dhashay Suuriya. Sida...

Dad ku geeriyooday Qarax ka dhacay Belgium.

0
Inta la shaaciyay Saddex qof ayaa ku dhintay Qarax  xooggan oo ka dhacay xalay magaalada Turn Haut ee waqooyiga dalka Belgium. Duqa magaalada Turn Haut,...

Booliska Malta oo baaraya geerida muwaaddin Soomaali ah.

0
Booliska Malta ayaa sheegay in baaritaan ku hayaan shan qof oo lala xiriirinayo shil ka dhacay warshad ku taallo magaalada Marsa  ee Malta, halkaas...

Dad ku dhintay isbuurasho ka dhacday Hindiya.

0
Ugu yaraan 12-qof ayaa ku dhimatay 13-kalana waa ay ku dhaawacmeen isbuurasho ka dhacday goob lagu cibaadeysto oo ku taal Kashmir qeybta ay maamusho...

Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka oo ka wadahadlay Xiisadda Ukraine

0
Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka ayaa khadka isgaarsiinta ee taleefanka ku yeeshay wadahadal socday qadar saacad ah,kaas oo looga hadlay xiisadda ka taagan dalka Ukraine...

Maraykanka oo warbixin kasoo saaray Soomaliya

0
Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda dalka Mareykanka ee Arrimaha Afrika, Mary Catherine Phee ayaa ka warbixisay waxyaabihii ay kala hadashay madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisul wasaare...

Ururka Caafimaadka Adduunka oo ka digay khatarta Omicron

0
Kadib markii Xanuunkan uu noqday nooca ugu halista badan dhammaan faracyada Corona, ayuu Ururka Caafimaadka Adduunka, waxuu ku dhawaaqay walaaca ay ka qabaan khatarta...