Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Badqabka Bukaanada oo laga xusay Soomaaliya
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka K/Galbeed, howlwadeenada caafimadka iyo marti sharaf kale, ayaa ka qeybgaley xaflad ka dhacday Magaalada Beydhabo oo lagu maamuusaayey Xuska...
Pakistan iyo Russia oo ka wada hadlay xaaladda Afghanistan.
Hogaamiyeyaasha Pakistan iyo Russia ayaa ka wada hadlay mowqifkooda ku aadan xaaladda dalka Afghanistan, sida lagu sheegay bayaan ka soo kala baxay labada dowladood...
Taliska inqilaabay dalka Guinea oo kulan la qaatay Ururada aan Dowliga ahayn
Kornayl Mamadi Doumbouya oo ahaa sarkaalkii hoggaaminayey Inqilaabkii ka dhacay dalka Guinea ayaa xartunta Baarlamaanka dalkaasi kulan kula qaatay wakiilo ka socday Ururada aan...
Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay gantaalada loo adeegsado tareenada ee W/Kuuriya
Xubno ka tirsan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isugu tagay kulan degdeg ah oo ay albaabadu u xirnaayeen,isla markaana looga hadlaayey tijaabadii ugu...
Kuuriyada Koonfureed oo sheegtay in Pyongyang ay tijaabisay labo gantaal oo ballistic ah
Kuuriyada Waqooyi ayaa maanta oo Arbaca ah laba gantaal oo ballistic ah ku ridday xeebteeda bari, sida ay sheegeen saraakil ka tirsan Kuuriyada Koonfureed,...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA DALKA SWEDEN
Muqdisho, Sebteembar 14, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga...
Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya.
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta magaalada Muqdishu kula kulmay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Ms. Tiina Intelmann.
Madaxweynaha...
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Qatar oo booqasho ku tegay Kabul.
Wasiirka Arrimaha dibedda dalka Qatar ayaa gaaray caasimadda Kabul ee dalkaAfgaanistaan, wasiirka ayaa noqonayaa masuulkii ugu horeeyey ee heer sare ah kaas oo gaara...
Ukraine oo Turkiga ka iibsanaysa Diyaaradaha dagaalka ah ee casriga ah
Dowladda Ukraine ayaa qorshaynaysa inay soo iibsato 24-ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee casriga ah kuwaas oo ay soo saarto Dowladda Turkiga,Bayraktar TB2 ayaa...
Gudoomiya Magaalada Dhuusomareeb oo dhagax dhigay ceel biyood laga hirgelinaayo deegaano hoos yimaado Magaaladaasi
Gudoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa caasimada Galmudug mudane Abdirahman Ali Mohamed “Geedaqorow” oo ay wehliyaan qaar kamid ah wasiirada Galmudug ayaa maanta si wadajir...