Madaxweynaha JFS oo Wareegto kasoo saaray lacagti laga qabtay Garoonka Diyaaraddaha Aadan Cade.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray ku faray Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Dowladda inaan Laga saari karin ...
Ra’iisul Wasaaraha Jfs Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomay deeq gargaar ah.
Ra’iisul Wasaaraha Jfs Mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Ka guddoomay deeq gargaar ah dowladda Imaaraadka Carabtu ugu talo gashay caawinta dadka abaartu saameysay,...
Madaxweyanah Maamulka gobaleedka Galmudug iyo Wafdi uu hogaaminaya oo Moqdisho- Soo Gaaray.
Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdishu ee caasimadda Dalka.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa...
Dowladda Maraykanka oo wax laga naxo ku tilmaamtay is-hortaagga lagu sameeyay Howlihii Xafiiska Ra’iisul...
Dowladda Mareykanka ayaa si kulul u cambaareysay isku daygii afgembi ee lagu sameeyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya,waxanay sheegtay inay tallaabbo cad ay ka qaadeyso kuwa...
Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay hab-raac rasmiga ah ee ka...
Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay hab-raac rasmiga ah ee ka hortagga iyo xakameynta Caabuqa COVID-19 (Omicron Variant) si bulshada looga...
Madaxweyanah Maamul Gobaleedka Hirshabeele oo saxiixday Miisaniyadada 2022.
Madaxweyanah Maamul gobaleed Hirshabeele Mudane, Cali Guudlaawe Xusseen oo saxiixay miisaaniyadda Maamul Gobaleedka Hirshabeelle ee sanadka 2022 oo hore uu u ansixiyey Golaha Wasiirada,...
SAAXIIBADA BEESHA CAALAMKA WAXAY KU BAAQAYAAN IN ISXAKAMAYN IYO WADAHADAL IYO IN DIB DIIRADDA...
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamku* waxay iyagoo aad uga walaacsan si dhow ula socdaan xaaladda taagan iyo waxyaabaha ku soo kordhay siyaasadda. Waxaan madaxda...
Ra’iisulwasaare Rooble oo ku wajahan dalka Jabuuti
Ra’iisulwasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inuu maanta gaaro magaalada Jabuuti.
Safarka Ra’iisulwasaaraha dalka ayuu ujeedkiisu...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada HE. Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa maanta xilka...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada HE. Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa maanta xilka u kala wareejisay 3 dex Agaasime waaxeed oo loo magaacabay...