Maamulka Degmada Baxdo iyo Taliska Ciidanka oo xog dheeraad ah ka bixiyay weerarkii shalay
Maamulka Degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud iyo taliska ciidamada ayaa faa faahin dheeraad ha ka bixiyay dagaalkii shalay kooxda argagixisada ay ku soo qaadeen...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo bogaadiyay gargaarka ay dalka keentay dowladda Qadar
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan Arrimaha bani-aadanimada iyo Gurmadka Abaaraha, Abdirahman Abdishakur Warsame ayaa bogaadiyay gargaarka ay dawladda Qatar keentay dalka...
Madaxweyne Farmaajo oo Dhambaal Hambalyo ah u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxaa uu dhambaal hambalyo ah u diray...
IMF oo walaac ka muujisay Kororka qiimaha cuntada iyo shiiidaalka ee Afrika
Hay’adda Lacagta Adduunka ayaa ka digtay in kor u kaca qiimaha cuntada iyo tamarta ee uu kiciyay dagaalka Ukraine uu horseedi karo qalalaaso dhanka...
Ciidamada Galmudug iyo dad shacab ah oo howlgallo ka sameeyay koonfurta Mudug
Ciidanka Daraawiishta Galmudug , NISA iyo kuwa degaanka ayaa maanta howlgallo ka dhan ah Malleeshiyaadka nabad-diidka ah ee Al-Shabaab ka sameeyay degaano dhaca Koonfurta...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo ku baaqay in loo gurmado dadkii ku hanti beelay...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dabkii xalay ka kacay suuqa...
Tirada dadka ku dhintay dibadbaxyada Suudaan oo korortay
Golaha Dhexe ee Dhakhaatiirta Suudaan ayaa ku dhawaaqay, in tirada dadka ku dhintay mudaaharaadyadii dalkaas ka socday tan iyo 25-kii Oktoobar ee la soo...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KHADKA TALEEFOONKA KULA HADLAY MADAXWEYNAHA GOLAHA MADAXTOOYADA LIIBIYA
Madaxweynaha Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khadka taleefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Liibiya Mudane Dr. Maxamed Yuunis Al-Manfi ayaa uga mahadceliyey doorkii uu ka...
Shirka Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaranka oo caawa ka socda Muqdisho
Shirka Madaxda Gollaha wadatashiga Qaranka oo ay iswada jirta usoo xaadireen dhamaan Ra'iisal Wasaare Maxamed Xusseen Rooble & Madaxda Maamul Gobaleedyadda iyo Gudoomiyaha Gobalka...