Wasiirka gaashaandhigga XFS oo dalka ku soo dhoweeyey dhiggiisa dalka Jabuuti
Wasiirka gashaandhiga XFS Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Garoonka Adan Cade ee magaaladda Muqdisho kusoo dhaweeyay dhigiisa Wasiirka gaashandhiga dalka Jabuuti, Xasan Cumar Maxamed.
Dowladda...
Ciidamada XDS iyo kuwa Deegaanka oo haatan la wareegay Magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Khawaarijta ka xoreeyey magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud, sida uu warbaahinta qaranka u xaqiijiyay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed...
DF oo tallaabo hormar leh u qaaday ku biirista Ururka EAC
Ergayga madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud u qaabilsan Ururka gobolleedka Iskaashiga dhaqaalaha ee Bariga Afrika {EAC} Cabdisalaan Cumar Hadliye oo la hadlay warbaahinta...
Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha XFS oo kulan la qaatay dhiggiisa Boqortooyada Morooco
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamud ayaa Kulan mira-dhal ah magaalada Muqdisho kula qaatay Wasiirka Dhallinyarada, dhaqanka iyo Isgaarsiinta...
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO KULAN IS-XOG WAREYSI AH LA QAATAY GUDDOONNADA BAARLAMAANNADA HEER FEDERAAL IYO...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan la qaatay Guddoonnada Baarlamaanka Dowlad-goboleedyada dalka ee ka qeyb-galay furitaanka kalfadhiga 2-aad ee...
WASIIRKA GANACSIGA XFS OO BANGIYADA GANACSIGA EE DALKA KU AMRAY JOOJINTA LACAGAHA AY KOOXDA...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa isaga oo ka duulaya xaaladda dagaal ee dalku galay, sidoo kale na fulinaya...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo sheegay in dilka Horjooge Cabdulaahi Nadiir uu bilaaw u yahay...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ka hadlay dilka Horjooge sare Cabdulaahi Nadiir oo argagixisada u ahaa Madaxa Dacwada ee...
Wargeyska Dalka oo todobaadle ah ka daalaco ama kala dag link-ga hoose:-
https://drive.google.com/file/d/1C-KSdBRXZFdmXjIvg_4kgF5OGxCbGPTd/view?usp=sharing
Ra’iisal wasaare Xamsa Cabdi Barre oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hey’adda
- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hey’adda IOM, oo ay hoggaamineysay Ku Xigeenka...








